Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Hanti Dhowrihii guud ee Qaranka iyo War-saxaafadeed lagu faahfaajiyey ujeedada Xilka fadhiisinta Maxamuud Dheere

0
Wednesday August 02, 2017 - 21:23:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Hanti Dhowrihii guud ee Qaranka iyo War-saxaafadeed lagu faahfaajiyey ujeedada Xilka fadhiisinta Maxamuud Dheere

    Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Hanti Dhowrihii guud ee Qaranka iyo War-saxaafadeed lagu faahfaajiyey ujeedada Xilka fadhiisinta Maxamuud Dheere

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Hanti Dhowrihii guud ee Qaranka iyo War-saxaafadeed lagu faahfaajiyey ujeedada Xilka fadhiisinta Maxamuud Dheere
WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-4946/072017 uu xilkii kaga qaaday Hanti-dhawrihii Guud ee Qaranka.
Waxaanay u dhignayd digreetada madaxweynuhu sidan:-
Ku:      Mudane, Maxamuud Aw Cabdi Ibraahin (Maxamuud Dheere)
            Hanti-dhawrihii Guud ee Qaranka
 
Og:      Ku-xigeenka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka
Og:      Xisaabiyaha Guud ee Qaranka                                                     
Og:      Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
Ujeeddo:        Xil-ka Qaadis
Mudane,
Waxaan kaaga mahadcelinayaa muddadii aad soo haysay xilka Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.
 
Haddaba, waxaan gartay in aan kaa qaado xilkaas, waxaanad ku wareejin doontaa Ku-xigeenka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka, oo si ku meel-gaadh ah u sii hayn doona, inta aan u soo magacaabayo mas'uul ku habboon xilka Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka.
Allaa Mahad Leh,
Axmed Maxamed Silanyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
--Naasir Yuusuf Daahir 
Director Presidential of Media


Hargeisa - Republic of Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured