Daawo Xogreeb Tv: Guddiyada Xusbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Kulan Dar-dargalin ah yeeshay...

0
Wednesday August 02, 2017 - 21:12:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Guddiyada Xusbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Kulan Dar-dargalin ah yeeshay...

    Daawo Xogreeb Tv: Guddiyada Xusbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Kulan Dar-dargalin ah yeeshay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Guddiyada Xusbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Kulan Dar-dargalin ah yeeshay...

Hargeysa(Xogreebnews) Shir ay isugu yimaadeen Guddiyada Kala duwan ee Xusbiga Kulmiye Laantiisa isla Markaana looga hadlayay Dardargalinta Xusbiga Kulmiye iyo u diyaargarawga ka qaybgalka Doorashada Madaxtooyada ayaa ka qabsoomay magaalada Helsinki..

kulankan oo ay kasoo qaybgaleen Gudoomiyeyaasha Garabyada Haweenka iyo dhalinyarada, Gudoomiyaha Xidhiidhka Laanta Finland ee Kulmiye iyo Xarunta dhexe, Gudoomiyaha Ololaha Laanta u qaabilsan, Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigalinta,Gudoomiye-kuxigeenka Garabka Haweenka iyo Xubno kamid ah Guddiga Fulinta iyo Golaha dhexe ayaa ahaa mid hawlo muhiim Xusbiga u ah diiradda lagu daaray.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured