"..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

0
Friday July 28, 2017 - 19:53:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

    "..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
Hargeysa(Xogreebnews.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa u boggay qarar Maxkamada sare ee Pakistan ay xilkii kaga qaaday Raysal-wasaarihii wadanka. Qoraal uu ku baahiyey dagalkiisa "Facebook" waxa uu is barbar dhig ku sameeyey xukunkii Maxkamada sare ee Simaliland kaga xagliday Garnaqii Khilaafka Ucid iyo kan wadanka ee raysal wasaaraha xilka lagaga qadday. Waxanu u dhigan yahay qoraalkiisu sidan.
"..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah bal eega hoosta, dal wuxuu dhismi karaa marka hay'diisa Ugu sareeysa ay sharciga dhowrto ee dadka aynu Maxkamadda Sare ku aamina ay yihiin dad Ilaahay ka baqanaya Oo aqoonteedii leh. 
Somaliland dawladnimadeeda sidan ku socon mayso ilaa inta dadka imika Maxkamadda sare inoo hayaa ay Ina hor joogaan. Cadaalad daradda Maxkamadda sare waa caqabadda koowaad Ee imika Dalka hortaagan horumarkiisa. Bal eegga Raysal Wasaarihii Pakistan oo ay Maxkamadooda sare ku kaliftay inuu is casilo. 
Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay. Dadka inoo haya caqligooda, cilmigooda, iyo damiirkooda ummaddu way ka dheregtay. Inaynu wax weyn ka badelno ayaa loo baahan yahay haddaynu rabno inaynu noqono dawlad jirta, Nabad gelyadda khatar bay ku yihiin". Ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured