Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa"Xildhibaan Siciid Cartan

0
Thursday July 27, 2017 - 18:51:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa"Xildhibaan Siciid Cartan

    Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa"Xildhibaan Siciid Cartan

Hargeysa(Xogreebnews.com)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo Kamida Xildhibaanada Golaha wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa shirjaraa,id oo uu Hargeysa Maanta Ku Qabtay Kaga Hadlay Xaalada Guud ee Dalka Iyo Ta Gaarka ah ee Gobolka Saaxil isaga oo Xildhibaanku Eedo Culus dusha usaaray Wiilka Madaxweyne Siilanyo sodoga Uyahay ee Baashe Morgan oo boob ba,an ka gaystay guud ahaan dalka Gaar ahaan Magaalada berbera isaga oo Saamiyo Ku leh shirkada DP World ee Dekeda Berbera maamusha iyo Haamaha shiidaalka Berbera.

 

Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan ayaa baashe Morgan Ugu hanjabay In Maxkamad La Saari doono hadii ay dawlada xalaala oo cadaladi dalka ka dhalato Xabsina uu Ku danbayn doono

Halkan Hoose Ka daawo Muuqaalka Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured