Murashax Cirro oo Gurigiisa Ku Soo Booqday Siyaasi Cabdirisaaq Ciyaale oo Xaalad Caafimaad u Jiifa

0
Thursday July 27, 2017 - 02:20:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashax Cirro oo Gurigiisa Ku Soo Booqday Siyaasi Cabdirisaaq Ciyaale oo Xaalad Caafimaad u Jiifa

    Hargeysa(Xogreebnews)- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo ay wehelinayaan xubno kale oo ka tirsan Xisbigaasi, waxa ay maanta gurigiisa ku soo booqdeen guddoomiyaha ururada furashada axsaabta ee Somaliland Md.Cabdirisaaq Ciyaale oo muddooyinkii dambe u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo ay wehelinayaan xubno kale oo ka tirsan Xisbigaasi, waxa ay maanta gurigiisa ku soo booqdeen guddoomiyaha ururada furashada axsaabta ee Somaliland Md.Cabdirisaaq Ciyaale oo muddooyinkii dambe u jiifay xaalad caafimaad. Hargeysa(Xogreebnews)- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo ay wehelinayaan xubno kale oo ka tirsan Xisbigaasi, waxa ay maanta gurigiisa ku soo booqdeen guddoomiyaha ururada furashada axsaabta ee Somaliland Md.Cabdirisaaq Ciyaale oo muddooyinkii dambe u jiifay xaalad caafimaad.
Guddoomiye Cirro, ayaa ugu horreyn xaaladdiisa caafimaad ka waraystay siyaasi Cabdirisaaq Ciyaale, waxaana uu sheegay hada ay xaaladdiisa caafimaad ay aad u fiican tahay isla mar ahaantaana uu aad uga mahad-celinaayo booqashada uu guddoomiye Cirro ugu yimi gurigiisa isaga oo carabka ku dhuftay guddoomiye Cirro uu yahay siyaasiyaga keliya ee illaa hada murashaxiinta Xisbiyada booqasho ugu yimi gurigiisa.

Guddoomiye Cirro oo isna dhankiisa halkaas ka hadlay, ayaa si weyn u muujiyey in uu ku faraxsan yahay booqashadiisa uu ugu yimi guriisa, waxaana uu Alle uga baryey in uu caafimaad sareecan ah siiyo.

 

Image may contain: 2 people, people sitting




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured