Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka hayey ee UDUB iyo siyaasiyiintii mucaaradka ah ee KULMIYE. Qore Weriye Barkhad-ladiif Mohamed Omar

0
Wednesday July 26, 2017 - 00:28:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka hayey ee UDUB iyo siyaasiyiintii mucaaradka ah ee KULMIYE. Qore Weriye Barkhad-ladiif Mohamed Omar

    Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiiraddii ugu awoodda weynaa UDUB oo wasiir laga dhigay iyo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa ee uu la galay Saylici+ Dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa wakhtigii uu KULMIYE mucaaradka ahaa waxay gobolka Awdal ku dhexmartay siyaasiyiintii Xilalka hayey ee UDUB iyo siyaasiyiintii mucaaradka ah ee KULMIYE. Qore Weriye Barkhad-ladiif Mohamed Omar
Wasiiradii Awdal wakhtigii UDUB waxa ugu cadcada Axmed Xaaji Daahir oo wakhtigaasi ahaa wasiirka warfaafinta, hadana laga dhigay wasiirka xidhiidhka goleyaasha, waxa uu Axmed Xaaji Daahir dagaal siyaasadeed oo adag la gallay Cabdiraxmaan Saylici oo musharax madaxweyne kux igeen ka ahaa KULMIYE, dhacdooyinkii kala dhexmaray lama soo koobi karo, xiitaa looma ogolaan jirin Saylici inuu mudaharaad iyo dhaqaaq siyaasadeed ka sameeyo Awdal iyo in xiitaa la soo dhoweeyo, heer waxay gaadhay in guriga Saylici hortiisa inta Sameecado waaweyn uu ku jeediyo uu ka saaro heesihii UDUB iyo madaxweyne Daahir Rayaale lagu amaanayey, waxaanay gaadhay heer uu Saylici masaajidadda kaga cawdo in caruurtiisii ka seexan kari wayday sameecadaha, wasiir awood badan leh buu ahaa oo cid la hadasha may jirina , haseyeeshee wasiirkan hadda xilka looga qaaday ee Cali Xaamud ayaa la ii sheegay inuu guri kale oo magaaladda koonaheeda ah u raray si uu uga nasto gardaradda Axmed Xaaji Daahir ku samaynayo Saylici.
Arrintan ha la yaabin, waayo, Wakhtigaasi reer Awdal waxay kala dooranayeen madaxweyne oo ahaa Daahir Rayaale iyo Saylici oo madaxweyne ku xigeen u sharaxnaa, marka ninka Saylici taageera waxa loo arkayey nin meel madhan taageeray waayo iyago madaxweyne haysta maxay ku falayaan ku xigeen, taasina waxay keentay in siyaasiyiinta yar ee Saylici taageera loo arko dad aan danta gobolka Awdal waddin, sidaas darteed dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo taageero kuma lahayn Awdal, waxaanay iska ahaayeen rag jeel ku jira oo afka biyo uga buuxaan oo aanay hadli Karin cid ay kaga cawdaana aanay jirin.
Waxaan xasuustay nin siyaaasi ahaa oo calanka kulmiye guri sudhay in hal mar lagu wada degay oo inta la garaacay oo la jidh dilay waliba xabsi loo raaciyey.
waxa maanta dib loo magacaabay Axmed Xaaji Daahir oo dagaalkii siyaasadeed ee ugu adkaa dhexmaray Saylici, isagoo waliba Saylici dalka ka maqan yahay oo Dubia jooga ayaa maanta wasiir laga dhigay , waxana xilka looga qaaday Cali Xaamud oo ka mid ahaa ragii xoog iyo xoolaba ku bixiyey sidii Saylici u guulaysan lahaa, marka sidee bay xukuumadda uga wada mid ahaanayaan Saylici oo ninkii nafta u keenay wasiir looga dhigay waliba booskiisa looga qaaday Cali Xaamud oo ah baalasha uu Saylici ku duulo ee xaga ololaha.
Xigasho Wariye Barkhad-ladiif Mohamed Omar



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured