Xuquuqda shaqaalaha (wistleblowing). sharciyada shaqaalaha iyo habka loo shaqaynayo. Qore Ahmed miino London

0
Tuesday July 25, 2017 - 02:15:58 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuquuqda shaqaalaha (wistleblowing). sharciyada shaqaalaha iyo habka loo shaqaynayo. Qore Ahmed miino London

    Xafiiskii dacwadu markii uu kiiskii daraasadeeyay, waxa ay goaan ku gaadheen in Mr X uu fadeexad wado oo shaqada lage eryo, maadama aanay xaqiiq ahayn dacwada uu ka gudbiayay madaxda haayada shaqaalaha. MR X muu cadayn karayn in ay shaqaalaha ay laca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiskii dacwadu markii uu kiiskii daraasadeeyay, waxa ay goaan ku gaadheen in Mr X uu fadeexad wado oo shaqada lage eryo, maadama aanay xaqiiq ahayn dacwada uu ka gudbiayay madaxda haayada shaqaalaha. MR X muu cadayn karayn in ay shaqaalaha ay lacagtu ka yaraanayso, maadama oo kaartadaii uun la dhigay, laakin aan la fulinin.
Si loo ilaaliyo xuquuqda shaqaalaha soo sheega xad gudub uu maamul ku kacay, sida musuq maasaq, waa in uu xuquuq leeyahay shaqaaluhu iyo in uu kalsooni u hayo in uu sharciga wadanku ka ilaalinaayo in xuquuqdiisa lagu xad gudbo, sida in shaqada si xaq darro ah looga eryo, ama shaqada lagu cadaadiyo, maadama uu soo sheegay khaladaad ka socda xafiiska shaqada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured