Xisbiga Kulmiye oo sameeyey Magacaabis iyo Magacyada Masuuliyiinta iyo degmooyinka ee Xilalka loo Magacaabay.. Akhri War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta dhexe ee Xisbiga.
Xisbiga Kulmiye oo sameeyey Magacaabis iyo Magacyada Masuuliyiinta iyo degmooyinka ee Xilalka loo Magacaabay.. Akhri War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta dhexe ee Xisbiga.
REF:XK/ 00028/2017Date:22/07/2017 War-saxaafadeed
Ku: Xubnaha Maamulka Degmooyinka Cadaadlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE OG: Gudomiyaha xisbiga KULMIYE = Hargiesa = OG: Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa = OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
Ujeeddo: Maamulka Degmada Cadaadlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE
Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmada Cadaadlay ee Gobolka Maroodi-jeex kadib:- Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE, Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul, Waxaan maanta oo ay bishu tahay 22 July, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmada Cadaadlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE: 1. Yuusuf Cabdillaahi Maxamuud, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee degmada Cadaadlay 2. Muuse Cabdi Cilmi, Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE degmada Cadaadlay 3. Cabdirisaaq Aw Cabdi Xandulle, Xoghayaha xisbiga KULMIYE degmada Cadaadlay 4. Mahdi Aadan Yuusuf, Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta xisbiga KULMIYE ee degmada Cadaadlay 5. Baxsan Ismaaciil Cilmi, Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE ee degmada Cadaadlay 6. Saleebaan Cabdi Ismaaciil, Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Degmada Cadaadlay.
ALLAA MAHAD LEH.
Maxamed Iid Dhimbiil _________________________________ Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE Leave a comment |
|