Biyo La'aanta Bulshada Berbera + Kuleylka Xagaaga & Hanfiga Dabaysha+ Saxariirka Shacabka Iyo Maamulkii Cusbaa ee Wakaaladda oo ku Mashquulay Qadhaabka Masuuliyiinta Wasaaradda Biyaha.

0
Friday July 21, 2017 - 15:54:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Biyo La'aanta Bulshada Berbera + Kuleylka Xagaaga & Hanfiga Dabaysha+ Saxariirka Shacabka Iyo Maamulkii Cusbaa ee Wakaaladda oo ku Mashquulay Qadhaabka Masuuliyiinta Wasaaradda Biyaha.

    Biyo La'aanta Bulshada Berbera + Kuleylka Xagaaga & Hanfiga Dabaysha+ Saxariirka Shacabka Iyo Maamulkii Cusbaa ee Wakaaladda oo ku Mashquulay Qadhaabka Masuuliyiinta Wasaaradda Biyaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Biyo La'aanta Bulshada Berbera + Kuleylka Xagaaga & Hanfiga Dabaysha+ Saxariirka Shacabka Iyo Maamulkii Cusbaa ee Wakaaladda oo ku Mashquulay Qadhaabka Masuuliyiinta Wasaaradda Biyaha.

Berbera(Xogreebnews)-Magaalo-Xeebeedda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, ayaa Maalmihii u dambeeyey Cimilada Xilliga Xagaaga ee lagu guda-jiro Xaraaradda Kuleylku gaadhey meel adag, iyadoo Kuleylka sii siyaadisey Dabeysha Hanfiga ah oo maalmahan si is-daba-joog ah u socotey. Waxaanu Qiyaasta Kulaylku gaadhay 43.

Waxaanay marxaladani kusoo Beegantey Biyo la,aan heerkii ugu ba.anaa ah oo soo waajahay Guud ahaanba Magaalada kadib markii sida la sheegay ay Cilado Farsamo oo isku beeg ahi lasoo darseen Ceelasha Biyaha looga Soo Daayo Magaalada.

Biyo yaraantan Xoogan ee Maalmihii u Dambeeyay lasoo Darsey Magaalada Berbera ayaa kusoo beegmay Xili aaney Berberi u adkeysan karin Duruufta Biyaha maraaxilka Xagaaga adag awgeed.


Waxaaney Caqabad Waji gabax ah ku noqotey Maamulkii Cusbaa ee Dhawaan la Wareegay Maamulka Biyaha ka dib markii laga fara maroojiyey Maareeyihii hore iyo Maamulka D/Hoose gacan ku hayntii Biyaha Berbera oo loo Adeegsadey Awood Ciidan.
Illaa iyo hada majiro Xal Rasmi ah oo laga gaadhey Biyo la’aanta Culus ee Soo Waajahey Xiligan Magaalada Berbera ee Xeebta ah, waxaanay xaaladdaasi u baahan tahay inay Bulshada ku dhaqan magaaladaa Kulaylka la saaxiibka ah ee Berbera Biyo haqab la’aan ah iyo weliba Koronto Jaban oo ay Kulaylka faraha badan ka weheshadaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured