Dallada Horseed Ayaa War-Saxaafadeed Ay Maanta Xafiiskooda Ceerigaabo Ka Soo Saareen Waxay Ku Taageereen Baaqii Odayaasha Iyo Waayeelka B/H-Yoonis Bari

0
Sunday February 15, 2015 - 19:23:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dallada Horseed Ayaa War-Saxaafadeed Ay Maanta Xafiiskooda Ceerigaabo Ka Soo Saareen Waxay Ku Taageereen Baaqii Odayaasha Iyo Waayeelka B/H-Yoonis Bari

    Ceerigaabo(Xogreebnews) Dallada Horseed Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ah Mid Kulmisa In Kabadan Boqolaal Dhalinyaro Iyo Waayeel Ah Isla Markaana Kamida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(Xogreebnews) Dallada Horseed Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ah Mid Kulmisa In Kabadan Boqolaal Dhalinyaro Iyo Waayeel Ah Isla Markaana Kamida Ceerigaabo(xogreebnews) Dallada Horseed Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ah Mid Kulmisa In Kabadan Boqolaal Dhalinyaro Iyo Waayeel Ah Isla Markaana Kamida Daladaha Ugu Faca Weyn Gobolkan Ayaa Warsaxaafeed Ay Maanta Xafiiskooda Ceerigaabo Soo Saaray Oo Ay Ku Saxiixan Yihiin Gudoomiyaha Iyo Gudida Fulin Kaas OO Ay Ku Taageerayaan Baaqii Waayeelkii Iyo Madaxdhaqameedkii Beesha Habaryoonis Bari Ay Shalay KU Qabsadeen Caasimada Hargeysa Isla Markaana Sheegayay In Ay Beeshu Madaxweynaha Kala Noqotay Kalsoonidii Hadii Aanu Wax Ka Bedelin Xaalada Uu Gobolka Sanaag Ka Wado
horseed saxafaded



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured