Shirkada Laydhka Ee Shiraaqle Power Electric Company Oo Soo Kordhisay Adeegyso Cusub,Koronto-galin Balaadhan ka wada Hargeysa

0
Saturday February 14, 2015 - 19:39:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Laydhka Ee Shiraaqle Power Electric Company Oo Soo Kordhisay Adeegyso Cusub,Koronto-galin Balaadhan ka wada Hargeysa

    Hargeysa(xogreebnews.com-Shirkada Laydhka ee Shiraaqle power Electric Company ayaa waxay Koronto galin balaadhan beryahanba ka waday qeybo ka mid ah Caasimada Somaliland ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Shirkada Laydhka ee Shiraaqle power Electric Company ayaa waxay Koronto galin balaadhan beryahanba ka waday qeybo ka mid ah Caasimada Somaliland ee Hargeysa(xogreebnews.com-Shirkada Laydhka ee Shiraaqle power Electric Company ayaa waxay Koronto galin balaadhan beryahanba ka waday qeybo ka mid ah Caasimada Somaliland ee Hargeysa,Waxaana shaqada ay shirkadan hayso iyo tan Koranto balaadhinta ah ee ay beryahan danbe ku hawlaneydba si weyn u soo dhaweeyayClick for OptionsBulshoweynta Deggan xaafadaha Caasimada Hargeysa siiba aagaga ama xaafadahay ka hawlgasho. Shirkada Shiraaqle Power Electric Company ayaa si caadi ah uga hawlgasha, koronto galin balaadhana ka sameysay xaafadaha Bariga Hargeysa Haatana uba talowdayXaafadaha koonfur-bari Hargeysa, waxayna hadda shirkadu wadaa inay adeegyadeeda koronto gaadhsiiso Guud ahaan Xaafadaha Magaalada Hargeysa si ay u haqab tirto Bulshada u baahan koronto tayadeedu sareyso,aadna u qiimo jaban.Shirkada Shiraaqle Power E.Company ayaa dhawaanahan magaalada Hargeysa keentay Dab-xoojiyayaal (Step up transformers),Qalab iyo Agab cusub oo casriya oo dhinaca korontada ah Bulshaduna aad ugu baahnayd, Ku darsoo waxay shirkada leedahay Mishiino waaweyn oo awood badan u leh in ay koronto siiyaan Xaafadaha Hargeysa Badidooda.Maamulaha Guud ee Shirkada Korontada Shiraaqle Power Electric Company Nuur Muuse Shiraaqle oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay inay Shirkadoodu ka wado Magaalada Hargeysa koronto galin balaadhan, wuxuuna intaas ku daray waqtiyada ama xilliyada soo socda ay rajeynayaan inayClick for Optionskoronto wada gaadhsiiyaan Guud ahaan Daamaha Hargeysa.Shirkada Shiraaqle Power Company oo ka fikirtay Bilicda Magaalada Hargeysa iyo inaysan waxyeelo shacabka ka soo gaadhin Baalayaasha ama Tiirarka daxaleystay ee Magaalada ka taagtaagan ayaa waxay keentay Baalayaal ama Tiirar cusub oo ka qeyb qaadanaya bilicda Magaalada sidoo kale aan waxyeelo ka soo gaadheyn shacabka.Shirkada Shiraaqle Power Company ayaa ka mid ah Shirkadaha Korontada bixiya ee ka hawlgala, xarumo iyo xafiisyana ku leh magaalada Hargeysa , waxayna shirkadan kaga duwan tahay Shirkadaha kale ee Korontada inay macaamiisheeda Korontada ku siiso qiimo jaban oo dadku ay raali ka yihiin.waxay kaloo laydhka u gelisaa si tabaruca Masaajidada,malcaamadaha iyo Goobaha kale ee lagu cibaadeysto.Taa ka sakow markii Maamulka Guud ee Shirkada Shiraaqle Power Electric Company dersay,aadna uga baarandegay baahida loo qabo iyo in Laydhku qayb mihiima ka qaadanayo amaanka iyo nabadgelyada caasimada Hargeysa,Waxay shirkadu go’aansatey in Security Light oo tabaruca ku xidho istiriidyada,Surimada,Jidadka waaweyn iyo goobaha kale ee ku haboon ama baahi u qaba in la iftiimiyo Habeenkii,Sidoo kale Wuxuu maamulka Shirkadu tixgelin gaara siiyey Wareegtadii ka soo baxday xafiiska Maayarka Caasimada Hargeysa ee shirkadaha adeegyada laydhka bixiya faraysay inay Jidadka Caasimada Security light geliyaan.Haddaba Wixii Faah Faahin Intaas Dheer kala Xidhiidh Shirkada Shiraaqle Power Electric Company xafiisyadeeda Hargeysa iyo Telefoonadan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured