Daawo xogreebnews Sawirada Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Oo Maanta Xilkii Si Rasmiya Ula Wareegay

0
Saturday February 14, 2015 - 19:19:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreebnews Sawirada Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Oo Maanta Xilkii Si Rasmiya Ula Wareegay

    Muqdisho(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya C/salaan Hadliye Cumar, ayaa waxa uu maanta si ramsi ah uu ula wareegay xilkaasi, markii munsaabad xil wareejin ah ay ka qabsoomtay Xarunta Wasaaradaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya C/salaan Hadliye Cumar, ayaa waxa uu maanta si ramsi ah uu ula wareegay xilkaasi, markii munsaabad xil wareejin ah ay ka qabsoomtay Xarunta Wasaaradaasi.

Muqdisho(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya C/salaan Hadliye Cumar, ayaa waxa uu maanta si ramsi ah uu ula wareegay xilkaasi, markii munsaabad xil wareejin ah ay ka qabsoomtay Xarunta Wasaaradaasi.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa si buuxdo xilkaasi ugu wareejiyay Wasiirka cusub, oo ay isu heyb yihiin.

Madasha munaasabadda waxaa ku sugnaa guddi uu Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, uu u xil saaray xil wareejinta Wasaaradaha Xukuumadda Federalka.

Wasiirkii hore ee xlka wareejiyay, ayaa wuxuu soo dhaweeyay in xilkaasi uu u wareejiyo si qurux badan leh, isagoona Wasiirka cusub u rajeeyay in Alle uu ku guuleeyo hawsha adag ee lagu aaminay.

Wasiirka cusub, ayaa Wasiir Beyle kaga mahadceliyay sida diiran ee xilkaasi uu ugu wareejiyay, ka dib muddo 13 bilood ah oo uu soo soo ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya.

Wasiir Hadliye, ayaa Wasiirkii hore ku ammaanay in shaqo culus uu qabtay mudadii uu xilkaasi haayay, isla-markaana uu qabtay wax muuqdo oo maanta la taaban karo, sida uu yiri.

Tani waxay ku soo aadeysaa, iyadoo maanta ay xilalka la wareegeen Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.


2105ce7b1196b7f41f770db1514780a2f2ce96cff2ce96cfcb598cf2d34a2823



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured