Daawo xogreebnews Sawirada Magaalada Nairobi Oo Maanta Lagu Dilay Xildhibaan Hore Oo Ka Tirsanaa Baarlamaanka Kenya

0
Saturday February 14, 2015 - 17:17:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreebnews Sawirada Magaalada Nairobi Oo Maanta Lagu Dilay Xildhibaan Hore Oo Ka Tirsanaa Baarlamaanka Kenya

    Muqdisho,xogreebnews.com--Aroornimadii hore ee saakay, ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya lagu dilay Philip Godana, oo horey kaga tirsanaa Baarlamaanka Wadanka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho,xogreebnews.com--Aroornimadii hore ee saakay, ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya lagu dilay Philip Godana, oo horey kaga tirsanaa Baarlamaanka Wadanka Kenya.

Muqdisho,xogreebnews.com--Aroornimadii hore ee saakay, ayaa waxaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya lagu dilay Philip Godana, oo horey kaga tirsanaa Baarlamaanka Wadanka Kenya.

Philip Godana oo laga soo doorto Magaalada Moyale, ayaa waxaa lagu dhex dilay hoygiisii oo ku yaala xaafadda Syokimau, ka dib markii kooxo hubeysan ay ugu dhaceen.

Weerarkaasi waxaa ka badbaaday xaaska iyo saddex caruur ah oo uu dhalay ninka la dilay. Ragga weerarka geystay waxay hoygaasi ka qaateen hanti la sheegay in ninkaasi uu lahaa.


ce5301a6

Hay’adaha amniga Magaalada Nairobi oo ku baxay hoygiisa, ayaa waxay ka sameeyeen baaritaano la xiriira qaabka uu weerarku u dhacay. Sidoo kalana waxay su’aalo weydiiyeen xaaskiisii iyo caruurtii uu dhalay.

Dowladda Kenya wax war ah kama aynaan soo saarin dilka Philip Godana, sidoo kale ma jirto cid si buuxdo u sheegatay masuuliyadda dilkiisa.

7-dii bishaan waxaa Magaalada Nairobi lagu dilay George Muchai oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya. Dilka Xildhibaankaasi waxaa loo soo qabtay hal nin oo Khamiistii ka soo muuqday Maxkamad ku taala Nairobi.
3e7a1877




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured