Siyaasi Abdirashiid Jaamac Muuse Dheri oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti, geeridii ku timid Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali.

0
Saturday February 14, 2015 - 17:10:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Abdirashiid Jaamac Muuse Dheri oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti, geeridii ku timid Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali.

    Siyaasi Abdirashiid Jaamac Muuse Dheri oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti, geeridii ku timid Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Abdirashiid Jaamac Muuse Dheri oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti, geeridii ku timid Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali

Siyaasi Abdirashiid Jaamac Muuse Dheri oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland wuxuu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti, geeridii ku timid Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali.

0 View

download

Siyaasigan oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay shabakada caalamiga ee xorriyo news.

Ayaa marka hore waxa uu tacsi u dirayaa dowlada Jabuuti iyo shacabigeeda waxa uu ka tacsiyadaynyaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid gudoomiyihii Barlamaanka dalka Jabuuti marxuum Idiris Arna’ud Ali.

Waxaana uu ku tilmaamay marxuumka inuu ahaa shaqsi aad u wanagsan, oo xidhiidh fiicani ka dhaxeeyey shacabka Somaliland.

downloadGebogabadii waxa uu Ilaahay uga baryey in uu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qarabaadii iyo dhamaan shacabka labada dalna samir iyo iimaan ka siiyo

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured