Socdaalkii Siilaanyo Imisa Gaadhi baa la socday,dad intee le’eg baa sii raacay?

0
Thursday February 12, 2015 - 23:45:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Socdaalkii Siilaanyo Imisa Gaadhi baa la socday,dad intee le’eg baa sii raacay?

    Hargeysa(xogreebnews.com-Waxaynu arkaynay magaalo kasta oo ay cagta dhigaan dad boqolaal ah oo qariyay dadkii magaaladda/tuulada deganaa,waxa kale oo aynu arkaynay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Waxaynu arkaynay magaalo kasta oo ay cagta dhigaan dad boqolaal ah oo qariyay dadkii magaaladda/tuulada deganaa,waxa kale oo aynu arkaynay
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxaynu arkaynay magaalo kasta oo ay cagta dhigaan dad boqolaal ah oo qariyay dadkii magaaladda/tuulada deganaa,waxa kale oo aynu arkaynay khudbado intii wada socotay isku jeedinayaan oo isla intii wada socotay iska dhageysanayaan!
Mujaahid-Cali-XaraaroSocdaalkii loo bixiyey khasaare weyne ee Axmed siilaanyo ku maray meelo ka mida dalka ayaa la sheegey lacgta ku baxday inay kor u dhaaftay laba milyan oo doolar hadaynu dhan walba ka eegno majirto cid odhan karta socod faa iido u leh umadan ayuu ahaa markaa maka maarmi karnaa lacag intaas leeg oo aan la taaban karin ama la tilmaami karin inay ku baxdo dalxiis iyo temesh leyn iyadoo aynu ognahay nolosha dadku inay tahay nolosha aduunka uugu hoosaysa mida kale ma is weydiin karnaa haduu dalxiis u baxay Axmed siilaanyo muxuu u tegi waayey meelaha uugu fiican dalxiiska sida magaalada boorame iyo buuhoodle ama uugu hoyan waayey magaalada laas caanood sida la cadeeyey socdaalkii khasaare weyne waxa la watey sideeten baabuur oo ah kuwa loo yaqaano land kuruusar dadkana tiradoodu waxay gaadhayeen rag iyo dumar ilaa laba boqol oo qof waxa kaloo meesha maraysey qayb ka mida saxaafada oo la xushay si kaste wax ha u jireene Axmed siilaanyo iyo casaabadiisu teelo umay dhigan dadkan iyo dalkan ilaahaw somali land u gar gaar
Qalinkii Cari Xaraaro



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured