Culimadda Gobolka Togdheer Oo Bayaan Diimeed Ka Soo Saaray Shirkadda Burco Xafiisyo Ku Leh Oo Qaabka Ay U Shaqayso Khilaaf Ka Taaganyahay.

0
Thursday February 12, 2015 - 18:41:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Culimadda Gobolka Togdheer Oo Bayaan Diimeed Ka Soo Saaray Shirkadda Burco Xafiisyo Ku Leh Oo Qaabka Ay U Shaqayso Khilaaf Ka Taaganyahay.

    Burco Xogreebnews.com-Cilimadda gobolka Togdheer ayaa bayaan diimeed ka soo saaray Shirkada Tiens oo mudooyinkii u danbeeyay khilaaf xoogani ka taagnaa qaabka ay Magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco Xogreebnews.com-Cilimadda gobolka Togdheer ayaa bayaan diimeed ka soo saaray Shirkada Tiens oo mudooyinkii u danbeeyay khilaaf xoogani ka taagnaa qaabka ay Magaalada Burco Xogreebnews.com-Cilimadda gobolka Togdheer ayaa bayaan diimeed ka soo saaray Shirkada Tiens oo mudooyinkii u danbeeyay khilaaf xoogani ka taagnaa qaabka ay Magaalada Burco uga shaqayso isla markaana dhawr jeer xafiisyadeeda Burco la xidhay.Culimadda gobolka Togdheer ayaa bayaanka Shirkadani ku aadan soo saaray ka dib markii Nadwo diimeed ay dadweyne badani dhagaysanayeen ay ku qabteen Masaajidka Madiina ee Magaalada Burco. Culimadda gobolka Togdheer ayaa bayaanka Shirkadani ay ka soo saareen dhamaantood-ba qalinka ku duugay isla markaana waxay bulshadda ugu baaqeen in ay u hugaansamaan ,shuruucda diinteena suuban ka tidhi ganacsiga..Geesta kale Culimadda reer Burco ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanaa nadwo diimiidyo iyo Muxaadarooyin ay bulshadda Somaliyeed ku baraarujinayaan isla markaana ay khayrka iyo Wanaaga ugu soo bandhigayeen .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured