Madaxweynaha Somaliya Oo U Ambabaxay Dalka Jarmalka Xaalad Caafimaad Darteed

0
Thursday February 12, 2015 - 18:14:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliya Oo U Ambabaxay Dalka Jarmalka Xaalad Caafimaad Darteed

    Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa saaka u duulay dalka Jarmalka, halkaasi oo uu u tegi doono arrimo caafimaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa saaka u duulay dalka Jarmalka, halkaasi oo uu u tegi doono arrimo caafimaad.
Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa saaka u duulay dalka Jarmalka, halkaasi oo uu u tegi doono arrimo caafimaad.
Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaayey xubmo ka mid ah Qoyskiisa iyo mid ka mid ah Xaasaskiisa, waxayna ku wehelin doonaan Isbitaalka inta uu marayo baadhitaanka Caafimaad. 7 cisho ayaa la sheegay in la seexin doono Isbitaal ku yaala Jarmalka, waxaa uu maraya baadhis guud iyo mid gaar ahaaneed intaba.
Laga soo bilaabo bishii Octobar 2014 ilaa iyo maanta oo ah 11 Fabarayo 2015 ta Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa uu galay dagaal Siyaasadeed aad u dheer, waxaa ku furmay buuq iyo daal fara badan, qeybo ka mid ah jidhkiisa ma wanaagsana ,xanuun ayuu dareemaya sidaas darteed waxaa loo baahday Caafimaad dibadda ah.
Mudada aan soo sheegnay Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ku jiray dagaal dhinacyo badan uga yimid gaar ahaan kii uu la galay Ra’iisal Wasaarihii hore iyo midkii uu la galay xubno ka tirsan Baarlamaanka.
Waa markii labaad oo Madaxweynaha baadhis Caafimaad uGu baxo dibadda, sanadkii hore dalka Turkiga ayuu Caafimaad u tagay hase yeeshe markan waa dalka Jarmalka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured