Jaamacadda Caalamiga Ah Ee Beder Oo Tababar Ku Saabsan Hogaaminta Iyo Maamulka U Soo Xidhay Shirkadaha Waawayn Ee Dalka

0
Wednesday February 11, 2015 - 17:17:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacadda Caalamiga Ah Ee Beder Oo Tababar Ku Saabsan Hogaaminta Iyo Maamulka U Soo Xidhay Shirkadaha Waawayn Ee Dalka

    Munaasibadan Loogu soo xidhayay ayaa waxa ka Soo qayb Galay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder,Guddoomiye ku xigeenka,Macalimiinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasibadan Loogu soo xidhayay ayaa waxa ka Soo qayb Galay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder,Guddoomiye ku xigeenka,Macalimiinta.

5Jaamacadda Caalamiga Ah Ee Beder International University Ayaa Maanta Soo Gaba-Gabaysay Kulan ay Soo qaban-qaabisay Jaamacaddu oo socday Mudo ku siman Saddex Cisho Kaas oo Lagu baranayay Hogaaminta iyo Maamulka. Kulan kan Oo Saddexda Cishaba ka Socday Hoolka Jaamacadda Beder ayaa waxa Ka soo qayb Galay Shirkadaha Dalka ugu waawayn ee Telesom.Somtel,Daryeel iyo Somcable.1

Munaasibadan Loogu soo xidhayay ayaa waxa ka Soo qayb Galay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder,Guddoomiye ku xigeenka,Macalimiinta Iyo Marti sharaf Aada u badan.

Guddoomiyaha Jaamacadda Beder Mubarik Ibraahim Aar ayaa Soo xidhay Tababarkani waxaana uu ka waramay Faa’idada ku duugan.

“Waxaan Maanta Halkan uga Mahadbar8bar8bar 3Naqayaa Dhamaan Shaqaalaha Shirkadaha,Kolay Ka Jaamacada Ahaan Markasta waanu Raadinaa Dadka Aanu Aqoonta Bidayno Kuwaas oo Aanu ku Soo Casuuno Jaamacadda,Nin Shaqaale Ah ayaa la waydiiyay imisa Sano ayaad shaqadan Waday,Markaas Ayaa uu ku jawaabay 20tan Sano,Markaas Labtaankaas Sanaba Waxa uu ku cel-celinayay Hal Shaqo oo kaliya,Markaas Haduu tareerino Heli Lahaa Uu Aqoonto ku Korodhsado Shaqo badan ayuu u qaban Lahaa Shirkadaas uu la Joogo

untitled

Intaas waxa uu ku dary Guddoomiyaha Jaamacadda Beder Mubaarig Ibraahin Aar waxaana uu yidhi.”Markaas Shirkadaha waxaan ku dhiiri Galin Lahaa in Ay Bixiyaan Aqoon korodhsiyo Shaqaalaha ay Tayadooda kor ugu qaadayaan,Shirkad Kasta hada waxa ay ka Fikiraysaa,Dhaqaalaha kaga Baxaya Aqoon korodh Sigaas Ay u dirayso Shaqaalaheeda Lakiin taas ayaa uga Munaafaac Badan oo Wax badan ayuu u qabanayaa.

1Aqoon Korodhsiga Badan ee lasiiyo shaqaalahu waxa uu ku tilmaamay Mubarik Ibraahim Aar in tahay Muhiimada ugu wanaagsan ee shirkadahu ku helaan kobacooda dhaqaaleShirkadba Shirkada ay ka Tareerin Badan tahay way ka Wax soo saar Badan tahay,Sanadkasta hadii uu qofku qaato Shahaadobar4gaar ah Waata Sahlaysa inaanu qofka shaqaalaha Ahi ka Tagin Shirkada uu leeyahay,Madaama Waxa uu og yahay dhaqaalaha ay ku bixisay. Dhinaca kale waxa iyaguna Halkaasi ka hadlay Afrat Shirkadood Ee Lasiinayay Tareerinka Masuuliyiin Toodii waxaana ay ka maro Kaceen Amaan Balaadhan u soobar 3jeediyeen Jaamacada Caalamiga Ah ee Beder oo ku tilmaamay Jaamacadda Dalka Wax badan ku soo kordhisay.bar 3

COMMENTS



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured