Xisbiga wadani oo qaado uu sammeeyey Xildhibaan Ucid Ah oo dhowaan ku Biiray wakiilada iyo Khilaaf siyaasadeed oo laga fili karro asxaabta Mucaaridka ah:

0
Wednesday February 11, 2015 - 17:15:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga wadani oo qaado uu sammeeyey Xildhibaan Ucid Ah oo dhowaan ku Biiray wakiilada iyo Khilaaf siyaasadeed oo laga fili karro asxaabta Mucaaridka ah:

    Hargeysa(xogreebnews.com-Maanta xisbiga waddani wuxuu qado sharaf uu ku soo dhoweynaayo ku maamuusay Xildhibaan Weli Axmed Xaawo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Maanta xisbiga waddani wuxuu qado sharaf uu ku soo dhoweynaayo ku maamuusay Xildhibaan Weli Axmed Xaawo

Hargeysa(xogreebnews.com-Maanta xisbiga waddani wuxuu qado sharaf uu ku soo dhoweynaayo ku maamuusay Xildhibaan Weli Axmed Xaawo oo ah xubin ku cusub golaha wakiilada,Click for OptionsClick for OptionsClick for Options loona dhaariyey xildhibaannimada kadib is-casilaaddii xildhibaan Khadar AmbassadorMadasha oo ahayd mid ay isugu yimaadeen xisbiga WADDANI saraakiishiisa kala duwan iyo qaar ka mida bulshada kale ayaa waxa hadalka soo dhoweynta furey Xildhibaan: Ibraahim Mahdi Buubaa, isagoo sheegay in Xisbigu soo dhoweynayo mudanaha, waxa iyaguna goobta ka hadlay xubno isugu jira xubno xildhibaanoClick for OptionsClick for OptionsClick for Options kale oo uu ka mid ahaa Siciid Cilmi Rooble oo sheegey muhiimadda xildhibaankan cusubi u leeyahay xisbiga waddani, daacadnimadiisa iyo hawlkarnimadiisa iyo inay Xisbi ahaan u baahan yihiin waxa iyaguna goobta ka hadlay xubno ay ka mid yihiin Xildhibaano, Salaadiin, iyo xubno ka tirsan saraakiisha xisbiga Waddani.Gebo-gebadiina waxa hadalka soo xidhay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo sheegey in uu isagoo ku hadlaya afka xisbiga Waddani, soo dhoweynayo xildhibaanka xisbi ahaanna ay wada shaqeyn doonaan, una wada adeegi doonaan bulshada, iyagoo gudan doona hawlihii bulshadu u dooratey, isla markaana bulshada kala shaqeyn doona baahiyohooda, dalkana ay gaadhsiin doonaan waqti doorasho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured