Gabay Uu Weriye Maxamed Soofadhiiste Kasoo Tiriyay Xabsiga Dhexdiisa Waxa uu Ku Cabirayaa Xadhigiisa

0
Tuesday February 10, 2015 - 08:09:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1090
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabay Uu Weriye Maxamed Soofadhiiste Kasoo Tiriyay Xabsiga Dhexdiisa Waxa uu Ku Cabirayaa Xadhigiisa

    Berbera,(xogreebnews.com-‘’ Waxaan Ahay Libaax Dabin U Galay Dar Ay Coloobeene

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera,(xogreebnews.com-‘’ Waxaan Ahay Libaax Dabin U Galay Dar Ay Coloobeene Berbera,(xogreebnews.com-‘’ Waxaan Ahay Libaax Dabin U Galay
Dar Ay Coloobeene
Dalandooli Iyo Xaar Walaal
Iyo Bahalo Duulduul Ah
Waxaasoo Dugaag Igu Shiroo
Xaariyo Dooryaan Leh
Doofaar Abaanduule Ah
Baa Iigu Sii Darane
Hayeeshee Sidaa Kuma Damqado
Daacuflaha Aare
Isagoo Ris Soo Daaqayoo
Daalo Arab Jooga
Dusha Markaan Kasoo Dhacaba
Dunidu Way Yaabi ‘’ By Mohammed C Soofadhiiste



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured