Guddida Doorashada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Xogta Doorashada Ismaamulka Soomaalida

0
Tuesday February 10, 2015 - 08:06:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 983
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Doorashada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Xogta Doorashada Ismaamulka Soomaalida

    Jigjiga (xogreebnew.com- Gudiga doorashada qaranka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday warbixin la xidhiidha doorashada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia isaga oo soo bandhigay islamarkaana saadaliyey codbixinta sida ay u dhici karto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga (xogreebnew.com- Gudiga doorashada qaranka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday warbixin la xidhiidha doorashada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia isaga oo soo bandhigay islamarkaana saadaliyey codbixinta sida ay u dhici karto. Jigjiga (xogreebnew.com- Gudiga doorashada qaranka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday warbixin la xidhiidha doorashada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia isaga oo soo bandhigay islamarkaana saadaliyey codbixinta sida ay u dhici karto.
Tirada dadka ee DDSI ayaa lagu sheegay: 5,238,420 -Qiyaasta dadka xaqa u leh in ay codeeyaan: 2,095,368 (40% dadka ku dhaqan gobolka) -Tirada dadka la filayo in ay codbixinta u dareeraan: 1,739,156 (turn out 83%) -Guud ahaan haweenka codbixinta isu diiwangaliyey: 43%
Warbixintan ayuu boodhka doorashadu si rasmi ah ula wadaagay warbaahinta dalka iyada oo mar kale dib loo eegi doono dhamaadka bishan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured