Jaamacadda Caalamiga Ah ee Beder International University Ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta iyo Maamulka u Furtay Shaqaale Ka Socda Shirkadaha Waawayn ee Daryeel,Somtel Iyo So cable

0
Monday February 09, 2015 - 17:37:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacadda Caalamiga Ah ee Beder International University Ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta iyo Maamulka u Furtay Shaqaale Ka Socda Shirkadaha Waawayn ee Daryeel,Somtel Iyo So cable

    Jaamacadda Beder Oo Kulan Ku Saabsan Hogaaminta Iyo Maamulka U Furtay Shirkada Waawayn Ee Dalka.Daawo Sawirada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacadda Beder Oo Kulan Ku Saabsan Hogaaminta Iyo Maamulka U Furtay Shirkada Waawayn Ee Dalka.Daawo Sawirada

Jaamacadda Caalamiga Ah ee Beder International University Ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta iyo Maamulka u Furtay Shaqaale Ka Socda Shirkadaha Waawayn ee Daryeel,Somtel Iyo So cable. Tareerinka Lagu Baranayo Leadership Am Managements ayaa waxa Furay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder Mubaarig Ibraahin Aar

0 View

untitled

Jaamacadda Caalamiga Ah ee Beder International University Ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta iyo Maamulka u Furtay Shaqaale Ka Socda Shirkadaha Waawayn ee Daryeel,Somtel Iyo So cable. Tareerinka Lagu Baranayo Leadership Am Managements ayaa waxa Furay Guddoomiyaha Jaamacadda Beder Mubaarig Ibraahin Aar,Waxaanabar4uu ka waramay Faa’ida ku Jirta in Shaqaalah markasta La Siiyo Aqoon korodhsi. Mubaarig Ibraahin Aar ayaa iftiimiyay in Tareerin Kani Socon Doono Mudo ku siman Saddex Cisho,waxaana ka qayb qaadanaya Shaqaale Tiradoodu Dhan tahay 35 Ka Socda Shirkadaha Dalka. Ugu Horaynbar8Kulan Kan Ayaa waxa Furay Guddoomiyaha Jaamacadda Caalamiga Ah ee Beder International University Mubaarig Ibraahin waxaana uu yidhi. “Halkan waxaan ku soo dhawaynayaabar 2Dhamaan Shaqaalah Ka socda Shirkadaha waawayn ee Dalka Somaliland,Runtii Farxad ayay Nootahay inaad Ka soo qayb gashaan Aqoon Korodhsigan,waxaanan ognahay inaad Aqoon Dheer u leedihii Wax lagag Hadlayo Tareerinkan Oo Ah Hogaaminta,Hadana waxa fiican in Wax laka Faa’idaysto. Guddoomiyaha Jaamacada Caalamiga Ah Ee Beder International University oo Hadalkiisa Siiwata ayaa intaas waxa uu raaciyay”.Aqoon korodh Sigan Casharka Aynu ku qaadanayno waxa weeyaan Wax layidhaa Hogaaminta Am Leadership,waxaan weeyaan Meelaha ugu mihiisan Ee Ladoonayo in ay Maanta Somaliland waxbadan ka bartaan,Marka Aynu ka Sheekaynayo Leadership Am Managements Waa waxyaabaha ugu wanaagsanbar 3ee Caalamka Lagu Qiimeeyo,Lana Tix Galiyo. waxa uu sheegay Inbar7tartankii ugu danbeeyay ee Dawladaha

COMMENTS



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured