Marwo Faadumo Siciid Oo Laba Koob Kala Gudoonsiisay Laba Maalmood Oo Isku Xigga Kooxo Kubbada Cagta Ee Heerka labaad Oo Ay Ku Qabatay Garoonka Xawaadle.

0
Sunday February 08, 2015 - 21:17:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Faadumo Siciid Oo Laba Koob Kala Gudoonsiisay Laba Maalmood Oo Isku Xigga Kooxo Kubbada Cagta Ee Heerka labaad Oo Ay Ku Qabatay Garoonka Xawaadle.

    Hargeysa(xogreebnews.com_Ciyaarro aad uu xiiso badan oo ay soo qaban qaabisay marwo Faadumo siciid Ibraahin oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga waddani ayaa shalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Ciyaarro aad uu xiiso badan oo ay soo qaban qaabisay marwo Faadumo siciid Ibraahin oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga waddani ayaa shalay

Hargeysa(xogreebnews.com_Ciyaarro aad uu xiiso badan oo ay soo qaban qaabisay marwo Faadumo siciid Ibraahin oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga waddani ayaa shalay Garoonka xawaadle ee magalaada Hargeysa ku qabatay tartan ciyaareed dhex maray laba kooxood oo ku kala ciyaara magaaca Somaliland stars Vc School of Day

Tartankan oo ahaa mid heer sare ah, ayaa labada kooxood-ba soo bandhigeen qaab ciyaareed soo jiitay daawadayaashi madasha joogay ayaa labada kooxood-ba daadaal uu galeen sidii uu mid waliba uu guuleysan lahaa . Waxanay noqotay weerar iyo weerar celis kaddib-naay Guushi raacday kooxdi ku ciyaareysay magaca School of Day. Oo iyagu haafkii horeba la caraabay guushan. Halka kooxda kale ee ku ciyaareysay magaca, Somaliland stars ayaa haafkii danbe dar dar waali ah lasoo gashay ciyaarta waxanay keenen laba Gool . waxanay Guushi sidaas ku raacday kooxda School of Day.

Click for OptionsDhanka kale, waxa ciyaaro kale oo aad uu xiiso badani axaddi shalay ku dhex-martay Garoonka Xawaadle laba kooxood oo soo bandhigay ciyaar qiimo leh. Waxana laba kooxoodba daadaal dhexda uu xidheen sidii ay uu guuleysan lahaayeen iyaddo ciyaaru sagaashankii daqiiqo ee loogu tallo gallay ay kusoo dhamaadeen min sadeex Gool oo ay la yimmaadeen labada kooxood-ba. Waxanay ciyaartu gaadhay rigoodhayaal ay aakhirkii Guushu ku raacday kooxda Vc Duufaan oo nasiib kaga badisay kooxda ku ciyaareysay magaca Nuuradiin.Click for Options

Faadumo siciid oo soo qaban qaabisay koobkan ayaa Gudoon siisay kooxda cal-fatay koobka. iyado uu gudoomay tababaraha kooxda School of tommoro. Waxana marwo Faadumo ka hadashay sababtii ku kaliftay inay koobka dhigto ayaa marka hore tilmaantay in loo baahan yahay, inay ganaacsatada Iyo dawlada, asxaabtuba ay dhalinyarada uu qabtaan tartanno ciyaareed kuwaaso oo korinaaya garaadkooda iyado arrimahaas ka hadleysa waxay Tidhii.

“ dhalinyaradu waa caruurteena waa mustaqbalkeenna waa ubaxeenni hadaynu inagu uu huri weyno xoogeena, maal-keena maskaxdeena wax alle iyo wax lagu eed-sado ma laha.maanta keligay kumma ihii koobkabkan, Balse waxa ila maal-geliyeey xisbiga Waddaani ayeey tidhii marwo faadumo Siciid”.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured