“Siilaanyo horti iyo debediiba intuu halganka ku jireyba ee Kursi Doonka uu ahaa waan la shaqeynaayey hase, yeeshe umaan halgameyn inaan kursi anigu fuullo No, balse isbedel doon ayeey ahayd, qof meeshi waa ka qaadnay qof kalena waa keenay”… Iskeerse wareysi

0
Saturday February 07, 2015 - 21:01:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Siilaanyo horti iyo debediiba intuu halganka ku jireyba ee Kursi Doonka uu ahaa waan la shaqeynaayey hase, yeeshe umaan halgameyn inaan kursi anigu fuullo No, balse isbedel doon ayeey ahayd, qof meeshi waa ka qaadnay qof kalena waa keenay”… Iskeerse wareysi

    Hargeysa(xogreebnews.com-Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa sheegay inuu ka niyaad jabay siyaasadda Dalka, isla markaasna uu ka fadhiisanaayo, ilaayo inta uu heelaayo siyaasad aan jabiil ku tiirsanay. Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo la weydiiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa sheegay inuu ka niyaad jabay siyaasadda Dalka, isla markaasna uu ka fadhiisanaayo, ilaayo inta uu heelaayo siyaasad aan jabiil ku tiirsanay. Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo la weydiiyey ilaayo mudaada u siyaasadda ku jiray waxaa uu yidhii...

Hargeysa(xogreebnews.com-Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa sheegay inuu ka niyaad jabay siyaasadda Dalka, isla markaasna uu ka fadhiisanaayo, ilaayo inta uu heelaayo siyaasad aan jabiil ku tiirsanay. Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo la weydiiyey ilaayo mudaada u siyaasadda ku jiray waxaa uu yidhii... ” waxaan siyaasadda ku jirey ilaayo intii SNM ilaa hadana wax xasaara ah kala maan kulmin anigu sheekhsiyan, wadankan halgan ayaa loo soo galay waa la xoreeyey oo gudaha ayaannu halganka kaga jirnay xornimadii aan xoroownay way nagu filaan tahay intaa qaahiraa ka imii ayaan soo degay wixii iga qabsan jirey , Eirpor-ka Berbera 1991-kii dhamaadkeedi ee aan cidaa dhun kaday ayaan xasuusanayaa imika. Sidii waan ugu jirnay buuqan, siyaasadan Africa siyaasad-na maha, imika waxaan ka tanaasuley uga nastay intaa bahaashi Qabyaalad ayeey Noqotay ee waan ka nastay intaa ay ka baxayso. lakiin bahaasha lagama kibro lagamana daallo ee waxaan uu nasanayaa ilaayo bahaashu majaraheedii kusoo laabaneyso oo xisbigu, xisbigiisi noqonaayo, ama mucaarid aha ahaa ama muxaafid ee Ninkii wax doonaaya waxaa uu doonaayo ku dooniin Qabiil dabada soo gelin ee uu isku wax uu doono waxan nacay bahaashi markaa nin dhan oo madaxa oo madax dhaqameed ah uu soo hadal qaado oo yidhaahdo anago reer Hebel ah waad nacaysaa , markaas adeer wakhtigii Ilaahay igu simo oo aan caafimaadka ku gaadho marka fool xummadaasi ka baxdo ayaan kusoo labaan doonaa siyaasadda imika lakiin sii tanbareeri ah ayaan riteeridh uga noqday” .ayuu yidhii siyaas Maxamed Cabdi i iskeerse waxana uu sidaas ku sheegay mar uu shalay wareysi siinaayey Tv-ga STAR.

Maxamed Cabdi oo la weydiiyey sababtii uu madaxweyne siilaanyo uga reebay Liiskii gollaha wasiirada ee uu magacaabay markii la doortay ayaa ku jawaabay sidan.

“ waa ruun waa jirtay Siilaanyo horti iyo debediiba intuu halganka ku jireyba ee Kursi doonka uu ahaa waan la shaqeynaayey hase, yeeshe umaan halgameyn inaan kursi anigu fuullo No, balse isbedel doon ayeey ahayd, qof meeshi waa ka qaadnay qof kalena waa keenay lakiin waxaan ilahay ka baryaya in wixii aannu uu keenay dhaboobaan 100%”.

Iskeerse oo la weydiiyey, bal sidaa uu arko dhaliilaha mucaaridku uu jeediyaan Madaxweyne siilaanyo ee ah in aanay taladii wadanku Gacanta ugu jirin ayaa ku jawaabey.

“anigu waxaas odhan mayo rali ahow, Madaxweynuhuu isaga Madaxweynihii ah, isagana meesha fadhiyaa, marka Ninku masuul yahay-naa wax walba inuu isagu qabto oo Gidaar walba taagnaaddo maha lakiin cid ayuu uu igmadayGolle wasiirro ah ayuu leeyahay la taliye-yaal ayuu leeyahay Ciidan ayuu leeyahay siyaasiyiin isaga taageerta ayuu leeyahay Dad-buu adeeg-sanyaa xaq-buuna uu leeyahay, marka marka la leeyahay cid-baa meeshi ka talisaa aniga afkayga laga maqli mayo.

Xogreebnews.com-office Hargeysa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured