nin jeel weyn ee Hargeysa ka baxsaday, kaddib markii rasaas lo geliyeey maxaabuusta

0
Saturday February 07, 2015 - 17:49:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    nin jeel weyn ee Hargeysa ka baxsaday, kaddib markii rasaas lo geliyeey maxaabuusta

    Hargaysa(xogreebnews.com-Jeelka weyn ee magaaladda Hargaysa ayaa waxa maanta ka baxsaday maxbuus ku xukunaa dil toogasho kaas oo la sheegay inuu hore u dilay qof.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Jeelka weyn ee magaaladda Hargaysa ayaa waxa maanta ka baxsaday maxbuus ku xukunaa dil toogasho kaas oo la sheegay inuu hore u dilay qof.
Hargaysa(xogreebnews.com-Jeelka weyn ee magaaladda Hargaysa ayaa waxa maanta ka baxsaday maxbuus ku xukunaa dil toogasho kaas oo la sheegay inuu hore u dilay qof.
maanta duhurkii ayay ahayd markii lagu warhelay buuq iyo sawaxan xabado wata oo ka baxaaya agagaarka jeelka weyn ka dib markii uu dayrka ka dhacay maxbuus ka mid ahaa maxaabiista jeelka ku jira kaas oo ka dhacay mid ka mida dayrarka xabsiga. Xabsiga-Hargeysawarar lagu kalsoonyahay oo ay shabakada wararka ee gobanimonews.com ka heshay ayaa sheegaaya in markii uu dhacaayay maxbuusku uu helay caawimo loo dhiga salaan uu ku koray dayrka uu ka dhacay warku waxa uu intaa ku darayaa in ciidamada gaadhka ee saarnaa dusha sare ay qaarkood diideen inay qabtaan maxbuuska oo ay ku ridaan rasaasta si ay u dhaawacaan iyaga oo guud ahaanba diiday amarkii saraakkiisha jeelka. maxbuuskan ayaa la sheegay inuu ahaa kuwo ku xukuman dil islamarkaana la filaayo in dhawaan lagu fuliyo, ciimada ilaalada ka ahaa jeelka ayaan iyagu ku guulaysan qabashada maxbuuska balse waxa soo qabtay oo gacanta ku dhigay shacabka ku dhawn jeelka isku soo wada duuboo arintan ayaan ahayn mid ku cusub jeelka weyn tan iyo markii la dhisay jeelkaasi balse dhawr jeer oo hore ayay dhacday waxaana lagu eedeeyaa ilaalada xabsiga oo iyagu qaata laaluusha.
gobanimo source



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured