Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Kenya Oo Lagu Dilay Badhtamaha Magaalada Nairobi ( SAWIRRO )

0
Saturday February 07, 2015 - 17:43:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 938
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Kenya Oo Lagu Dilay Badhtamaha Magaalada Nairobi ( SAWIRRO )

    Muqdisho(xogreebnews.com-Geor-ge Muchai oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya, ayaa waxaa aroornimadii hore ee saakay lagu toogtay wado ku taala Bartamaha Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Geor-ge Muchai oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya, ayaa waxaa aroornimadii hore ee saakay lagu toogtay wado ku taala Bartamaha Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya.

Muqdisho(xogreebnews.com-Geor-ge Muchai oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya, ayaa waxaa aroornimadii hore ee saakay lagu toogtay wado ku taala Bartamaha Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya.

Gaari uu la socday Xildhibaanku, ayna ku wehlinayeen laba nin oo ilaalo u ahayd iyo darawalkiisii, ayaa waxaa lagu horgooyay gaari kale, waxaana xigtay rasaas xoogan oo oodda looga qaaday.


201527635588772609546851Muchai6

Xildhibaanka iyo saddexda nin ee lala dilay, ayaa waxaa laga wada toogtay madaxa iyo feeraha, iyadoo dilka ka dib ay goobtaasi ka baxsadeen raggii dilka geystay.

201527635588772609546851Muchai6 (1)
Nin gaari la socday oo wadada kula kulmay dhacdadaasi, ayaa Warbaahinta u sheegay in raggii toogashada geystay, ay wejiyada soo duubteen.
201527635588772483298612muchai2

Ciidanka Booliska Kenya, ayaa waxay wadaan baaritaano ballaaran si ay gacanta ugu soo dhigaan raggii dilka geystay, oo aynaan jirin cid si toos ah loogu eedeeyo.

201527635588767882078103George_Muchai660
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga, ayaa si xoogan u cambaareeyay falka lagu dilay Xildhibaanka, isagoona tacsi u diray qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay.

201527635588767882078103George_Muchai660

201527635588767718144000George_Muchai5
Toogashadaan waxay noqoneysaa nooceedii ugu horeysay oo ka dhacda mid ka mid ah wadooyinka ugu waaweyn ee Magaalada Nairobi, looguna geysto Mudane ka tirsan Baarlamaanka Kenya.
201527635588767537105538George_Muchai1




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured