Wasiirkii Ugu Horeeyay Ee Xukuumada Cumar C/rashiid Oo Is Casilay…Waa Maxay Sababtu ?

0
Saturday February 07, 2015 - 17:39:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 866
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Ugu Horeeyay Ee Xukuumada Cumar C/rashiid Oo Is Casilay…Waa Maxay Sababtu ?

    Hargeysa(xogreebnews.com-C/raxmaan Kulmiye Xersi (C/raxmaan Dheere), oo hal habeen ka hor loo soo magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya, ayaa wuxuu ku dhawaaqay in si rasmi ah uu isaga casilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-C/raxmaan Kulmiye Xersi (C/raxmaan Dheere), oo hal habeen ka hor loo soo magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya, ayaa wuxuu ku dhawaaqay in si rasmi ah uu isaga casilay.
Hargeysa(xogreebnews.com-C/raxmaan Kulmiye Xersi (C/raxmaan Dheere), oo hal habeen ka hor loo soo magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya, ayaa wuxuu ku dhawaaqay in si rasmi ah uu isaga casilay.
Wasiir Ku Xigeenka is casilay oo ka soo muuqday Warbaahinta, ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, uu ku wargeliyay is casilaadiisa.
Tallaabaa uu isku casilay, ayaa wuxuu ku sheegay inaan lagala tashan magacaabidda xilkaasi, sidoo kalana ay si cad ah uga horimaaneyso nidaamka awood qaybsiga beelaha ee 4.5.
Sidoo kale waxa uu sheegay in uu wada tashi la sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka iyo eheladiisa, ayna u soo jeediyeen in uu taasi ka biyo diido.
C/raxmaan Dheere waxa uu noqonayaa Wasiirkii ugu horeeyay oo ka tirsan Golaha Wasiirada cusub, ee Xukuumadda C/rashiid oo si dhiiranaan ku jirto isaga casila jegadii loo magacaabay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured