Nin Soomaali ah oo Xaaskiisa oo Lix Carruur ah u dhashay ku dilay Norwey

0
Thursday February 05, 2015 - 19:16:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Soomaali ah oo Xaaskiisa oo Lix Carruur ah u dhashay ku dilay Norwey

    Bergan (xogreebnews.com-Booliiska Magaalada Bergan ee Dalka Norway ayaa maanta duhurkii saacadu mar ay ahayd 13:21 shaaciyay in hooyo somaaliyeed oo 39 jir ah la dilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bergan (xogreebnews.com-Booliiska Magaalada Bergan ee Dalka Norway ayaa maanta duhurkii saacadu mar ay ahayd 13:21 shaaciyay in hooyo somaaliyeed oo 39 jir ah la dilay.
Bergan (xogreebnews.com-Booliiska Magaalada Bergan ee Dalka Norway ayaa maanta duhurkii saacadu mar ay ahayd13:21 shaaciyay in hooyo somaaliyeed oo 39 jir ah la dilay.aabe-soomaali-dilay-xaaskiisa-oo-6-carruur-ah-u-dhashay-1aabe-soomaali-dilay-xaaskiisa-oo-6-carruur-ah-u-dhashay-2
Hooyadani Soomaaliyeed ayaa da.deeda lagu sheegay 39jir haysata 6 caruura oo kan ugu wayni yahay 18jir.Dilka ayaa waxa uu ka dhacay duleedka Bergan magaalada Yar ee la yidhaahdo Askoy. Waxyar kadib ayaa Booliisku waxa ay ka warheleen ninkii qabay haweenaydaasi oo iskiis isku geeyay xabsi ku yaala Brgen,isla markaana ka wargaliyay dhacdadaasi.Ninkani haweenaydaasi qabay oo da,diisa lagu sheegay 41jir Soomaali-Norwejian ah ayaa isla markiiba qirtay dilka xaaskiisa,waxayna Booliisku sheegeen in uu Xabsiga wayn iskiis isku geeyay isagoo wata boorso uu sahaydiisa ku wato.
Booliiska oo warbxin kooban kaga hadlaya dhagartaasi ayaa sheegay in caruurtii dhamaan ay la wareegtay hay,ada daryeelka caruurta isla markaana Booliisku suaalo waydiinayaan aabahaasi Soomaaliyeed ee khasaaraha gaystay.
Dhacdadani maaha tii koowaad ee ka dhacda dalka Norway waxaa hore u dhacay dilal hooyooyin Soomaali ah ay u gaysteen ragoodu,lamase garanayo sobobta dhabta ah ee Soomaalida Norway ay ugu degdegaan dilka Xaasaskooga marka loo eego wadamada Yurub iyo waqooyiga Amerika. aabe soomaali dilay xaaskiisa oo 6 carruur ah u dhashay 1 aabe soomaali dilay xaaskiisa oo carruur ah u dhashay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured