Daawo xogreeb Tv: Anagu Ka Beel Ahaan ( Habar Jeclo ) Waxaanu Wadnaa In Madaxweynaha Loo Kordhiyo 2 Sanno ” Boqor Buur Madow

0
Thursday February 05, 2015 - 19:06:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv: Anagu Ka Beel Ahaan ( Habar Jeclo ) Waxaanu Wadnaa In Madaxweynaha Loo Kordhiyo 2 Sanno ” Boqor Buur Madow

    Hargeysa (xogreebnews.com-Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka Hargeysa (xogreebnews.com-Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka soo dhigay qorshe Beeshiisu ku doonayso in Madaxweynaha ugu yaraan 2 sanno loogu kordhiyo. Waxa uu ku dooday in rabitaanka beel ahaani tahay mid reer Somaliland Caado u ahayd oo hogaamiyeyaasha soo maray oo dhan wakhtiga loo kordhiyay, balse aan dastuurka ku salaysnayn.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured