Aabaha Duliyihii Jordan Ee Daacish Nolosha Ku Gubeen Oo Dalbaday Aargoosi Adag…

0
Thursday February 05, 2015 - 19:00:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabaha Duliyihii Jordan Ee Daacish Nolosha Ku Gubeen Oo Dalbaday Aargoosi Adag…

    Jordan(xogreebnews.com-Aabaha dhalay duuliyaha Jordon, ee isagoo nool ay gubeen xagjiriinta dowladda Islaamka, ayaa ka codsaday in dalkiisa uu qaado aargoosi dheeri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jordan(xogreebnews.com-Aabaha dhalay duuliyaha Jordon, ee isagoo nool ay gubeen xagjiriinta dowladda Islaamka, ayaa ka codsaday in dalkiisa uu qaado aargoosi dheeri Jordan (xogreebnews.com-Aabaha dhalay duuliyaha Jordon, ee isagoo nool ay gubeen xagjiriinta dowladda Islaamka, ayaa ka codsaday in dalkiisa uu qaado aargoosi dheeri ah.Horaantii maanta, ayey Jordon daldashay labo maxbuus oo jihaad doon ahaa oo la xukumay iyagoo uga jawaabayay dilka Mucaad Al-kasasbeh.Mid ka mid ah maxaabiista oo aheyd Sajiida Al-rishawi ayey sii deynteeda weydiisteen dowladda Islaamka taasi oo qeyb ka aheyd maxaabiis isweydaarsi la soo jeediyay. Jordon ayaa wacad ku martay jawaab “dhulka gilgisha”, balse aabaha Mucaad Kasasbeh ayaa sheegay labo daldalaad inaysan ku filneyn. Boqor Abdalla ayaa soo gaabiyay booqashadii uu ku joogay Mareykanka si uu dalka ugu soo laabto


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured