Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaadhay sababta labada maamul-goboleed ay ugu Kulmeen halkaas.

0
Wednesday February 04, 2015 - 16:48:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaadhay sababta labada maamul-goboleed ay ugu Kulmeen halkaas.

    Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaarey.Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaarey.Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaarey.Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Soo gaaray Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland,kuwaas oo Muqdisho u yimid Casuumaad ay ka helaan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.
Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweyne Gaas iyo Ahmed Maddobe Wasiiro ka tirsan Xukumaddii Baarlamaanka ay kalsoonida kala laabteen iyo Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka.
Sidoo kale waxaa la filayaa in uu Muqdisho yimaado Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan,inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in uu Magaalada horay u soo gaaray.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u yeeray Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Taabacsan Dowladda Federaalak Soomaaliya si loogala tashado Hiigsiga 2016-ka oo Soomaaliya ay u diyaar garoobeyso Doorashooyin Qof iyo Cod ah in ay Dalka ka dhacdo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured