Shaqaale weynihii Dekeda Berbara oo saaka la iska hortaagay inay galaan guudaha Dekeda.

0
Tuesday February 03, 2015 - 17:53:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaale weynihii Dekeda Berbara oo saaka la iska hortaagay inay galaan guudaha Dekeda.

    Berbera, xogreebnews.com_Shaqaalaha ka shaqeeya Dekeda Magaalada Berbera ayaa saaka laga horsidaagay inay galaan gudaha Dekeda si ay u gutaan waajibkoodii shaqo. Sida ay xaqiijiyeen shaqalaha ka hawl gala Dekeda ilaa iyo hada ma cadaa sababta keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera, xogreebnews.com_Shaqaalaha ka shaqeeya Dekeda Magaalada Berbera ayaa saaka laga horsidaagay inay galaan gudaha Dekeda si ay u gutaan waajibkoodii shaqo. Sida ay xaqiijiyeen shaqalaha ka hawl gala Dekeda ilaa iyo hada ma cadaa sababta keentay in shaqalihii Dekeda oo iskugu jira, kastamka, Dekeda iyo guud ahaan hawl wadeenadii goobtaas lagu hor- Berbera, xogreebnews.com_Shaqaalaha ka shaqeeya Dekeda Magaalada Berbera ayaa saaka laga horsidaagay inay galaan gudaha Dekeda si ay u gutaan waajibkoodii shaqo. Sida ay xaqiijiyeen shaqalaha ka hawl gala Dekeda ilaa iyo hada ma cadaa sababta keentay in shaqalihii Dekeda oo iskugu jira, kastamka, Dekeda iyo guud ahaan hawl wadeenadii goobtaas lagu hor-istaagay gaydha ugu horeeya ee laga soo galo Dekeda, iyaga oo xadaa loo diiday inay u gudbaan barxada dhexe ee u dhaxaysa gudaha Dekeda iyo afaafka koobaad ee laga soo galo Dekeda . Sida ila wareedyo kala duwani sheegayaa waxa lagu nisbaynaaya sababta keentay xanibaada shaqaalaha in Dekeda dhexdeeda laga waddo hawl ku saabsan Markabkii hubka siday, taas oo loo malaynaayo in dib loogu raraayo Markabka ama ay joogaan Saraakiil sarare oo aan la rabin in cid la tuso. Ilaa iyo hada kamay hadal Maamulka Dekeda sababta keenay arintaas.BERBEA XOGREEBNEWS.COM OFFICE


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured