Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee W/Ameerika ee Xisbiga Wadani Marwo Suhuur oo DHanbaal hambalya ah u Dirtay ciidanka qaranka somaliland–

0
Tuesday February 03, 2015 - 17:42:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee W/Ameerika ee Xisbiga Wadani Marwo Suhuur oo DHanbaal hambalya ah u Dirtay ciidanka qaranka somaliland–

    Toronto:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee waqooyi ameerika ee xisbiga wadani isla markaana ah safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa maanta iyadoo ku sugan dalka kanada gaar ahaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toronto:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee waqooyi ameerika ee xisbiga wadani isla markaana ah safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa maanta iyadoo ku sugan dalka kanada gaar ahaan
Toronto:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee waqooyi ameerika ee xisbiga wadani isla markaana ah safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa maanta iyadoo ku sugan dalka kanada gaar ahaan
magaalada toronto waxay dhambaal hambalyo ah u dirtay dhamaanba ciidamada qaranka somaliland oo maanta ay ku beegan tahay sanad guuradoodii 21 aad.
Marwo suhuur waxay sidaa ku sheegtay dhambaal ay soo qortay waxaanu dhambaalkeedaasi u dhignaa sidatan”Waxaan Hanbalyo u Diriyaa Dhamaan Ciidanka Qaranka Somaliland carurtooda iyo xaasaskooda Iyadoo Maanta ku beegan tahay Malintii La Aasaasay waxaan leeyahay ilahay haydinku gaadhsiyo sanadkan sanadkiisa barwaaqo horumar iyo guul insha allaaaah Ciidamada Somaliland waxay u dhabar adaygeen dhibaatooyin nololeed waa geesiyaal u huray nafahooda qiimaha badan dalkooda iyo dadkooda, waxaanu ku lednaa naf hurnimadiina iyo dhiigina aaliga ah ee aad u hibayseen ilaalinta amniga, dufaaca dalka. Waxaan Alle idiinka baryaya caafimaad,cimirdhreer. Guulaysta gobonimo ku noolaada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured