Hubkii laga rogay markabkii Dekeda Berbera lagu qabtay oo dib loogu raray isla markabkii+Hawl-wadeenadii,shaqaalihii iyo Ganacsatadii oo layska hortaagey inay galaan dekeda gudaheeda ilaa iyo inta xaal-xaalka raraka la gebagebaynayo

0
Tuesday February 03, 2015 - 08:21:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hubkii laga rogay markabkii Dekeda Berbera lagu qabtay oo dib loogu raray isla markabkii+Hawl-wadeenadii,shaqaalihii iyo Ganacsatadii oo layska hortaagey inay galaan dekeda gudaheeda ilaa iyo inta xaal-xaalka raraka la gebagebaynayo

    Berbera-(xogreebnews.coim-Ilo-wareedyo rasmi ah ayaa goor-dhaweyd Warfidiyeenka Qarannews u xaqiijiyey in dib loo raray Hubkii iyo Agabkii Milateri ee Shalay uun laga rogay Markabka MV-Shaakir oo isagoo hubka iyo shixnad kale wada ku soo xidhay deked

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera-(xogreebnews.coim-Ilo-wareedyo rasmi ah ayaa goor-dhaweyd Warfidiyeenka Qarannews u xaqiijiyey in dib loo raray Hubkii iyo Agabkii Milateri ee Shalay uun laga rogay Markabka MV-Shaakir oo isagoo hubka iyo shixnad kale wada ku soo xidhay dekeda Berbera
Berbera-(xogreebnews.coim-Ilo-wareedyo rasmi ah ayaa goor-dhaweyd Warfidiyeenka Qarannews u xaqiijiyey in dib loo raray Hubkii iyo Agabkii Milateri ee Shalay uun laga rogay Markabka MV-Shaakir oo isagoo hubka iyo shixnad kale wada ku soo xidhay dekeda Berbera Laba Usbuuc ka hor.Waxay xoggaha Qarannews heshay intaas ku dareen in saqdii dhexe ee xalay Go’aanka Raristu soo dhacay,islamarkiibana la bilaabay rarka Hubka ,Waxaana ilaalo adag la dhigay ama lagu wareejiyey Albaabadaa Dekeda laga soo galo oo dhan. Ku darsoo ilaa iyo hadda oo saacadu tahay Todobadii Subaxnimana waxaa hor tuban Gaydhka weyn ee Dekeda Shaqaalihii iyo Xamaalkii dekeda oo aan la ogoleyn inay gudaha galaan ilaa inta hawsha rarka Hubka xaal-xaalkeeda la soo afjarayo.Geesta kalena markabka Hubka sida ayaa la filayaa inuu goor dhaw dhaqaaq bilaabo.
Qarannews Source



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured