Markabkii Hubka Culus siday oo xallay xaq-badh la Roggay,sababta madowga loogu roggay.

0
Monday February 02, 2015 - 08:48:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markabkii Hubka Culus siday oo xallay xaq-badh la Roggay,sababta madowga loogu roggay.

    Berbera(xogreebnews.com-markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera Bishiio Desember 24keedii ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(xogreebnews.com-markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera Bishiio Desember 24keedii ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida sharci darada ah ula soo gala Dekada Berbera(xogreebnews.com-markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera Bishiio Desember 24keedii ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida sharci darada ah ula soo gala Dekada Berbera, Waxaana Goob ka ahaa wasiirka arimaha gudaha somaland warancade sida iloo Xogo,gaal ahi Sheegeen oo xilgaa danbee xalay ku sugnaa dekada berbera, saanadan ayaa sida ay u xaqiijiyeen hadhwanaagnews goobjoogayaal ka koobnaa, labo baabuur oo ah Nooca aan rasaastu karin, Labo baabuur ooah nooca xambaara gantaalaha Rockit ka ah, Qori wayn oo Madfac ah, iyo waliba saanad kale oo milatari,

markabkan iyo kabtan ka watayba awax la Filayaa in Maalinamada isniinta Lasaatro maxkamad ,maadaama ay Si sharci daro ah oo aan Ogaysiis lahayn ay kusoo galeen Dekada Berbera,

gsl1gsl4Xukuumada Somaliland ayaa tobankii casho ee u danbeeyay baadhitaan Qoto dhrre u gashay Hubakan iyo halka loo waday waxaana la filayaa in isniinta oo aroorta ah ay Masuuliyiinta Somaliland la hadli Doonaan warbahonta si ay Xogta ay hayaan u sheegaan,
gsl2Wariye yassin jama ali


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured