Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Talyaaniga U Qaabilsan Soomaaliya Ee Fadhigiisu Yahay Nayroobi+SAWIRO

0
Sunday February 01, 2015 - 17:47:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Talyaaniga U Qaabilsan Soomaaliya Ee Fadhigiisu Yahay Nayroobi+SAWIRO

    Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd 01/02/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd 01/02/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio Marzella oo markii ugu horaysay Somaliland socdaal ku yimid. Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd 01/02/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio Marzella oo markii ugu horaysay Somaliland socdaal ku yimid.

Kulankan oo ahaa mid saacado qaatay ayuu madaxweynuhu xogwaran ka siiyey Safiirka xaalada guud ee dalka iyo ta mandaqadaba, geeskaba, isaga oo madaxweynuhu faah-faahin dheer ka bixiyeyhorumarka ay somaliland ku talaabsatay 23 kii sanno ee ka soo wareegay la soo noqoshada madaxbanaanideeda.

ugu danbayntiina waxa uu madaxweynuhu safiirka guudoonsiiyey khariirada Somaliland iyo buugaag ka waramaysa xaaladihii kala duwanaa ee ay somaliland ka soo gudubtay.


intaasi ka dibna waxa saxaafada si wada jira ula hadlay wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Talyaaniga ka socday.
10959074_713963115384211_6415006483500285068_n
10898147_713963082050881_4461043329719437763_n10897018_713962988717557_1622452918735006880_n



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured