Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Xil sarre Uu magacaabay Wasiirku Xigeenkii Hore ee Hawlaha Guud Aadan Ruush

0
Saturday January 31, 2015 - 18:48:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Xil sarre Uu magacaabay Wasiirku Xigeenkii Hore ee Hawlaha Guud Aadan Ruush

    Hargeysa,(xogreebnews.com- Ujeeddo: Magacaabis Xil. Markan darsay:Qod 28ee Xisbiga WADDANI Markan Arkay: Baahida loo qabo In la buuxiyo jagada Xoghayha Beeraha Ee Xisbiga WADDANI Markan la Tashaday: Xubnaha hoggaanka Xisbiga WADDANI Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa,(xogreebnews.com- Ujeeddo: Magacaabis Xil. Markan darsay:Qod 28ee Xisbiga WADDANI Markan Arkay: Baahida loo qabo In la buuxiyo jagada Xoghayha Beeraha Ee Xisbiga WADDANI Markan la Tashaday: Xubnaha hoggaanka Xisbiga WADDANI Markan ku Qancay:
JAMHUURIYADA SOMALILAND. REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga WADDANI Somaliland National party
Ref/XIS/WAD/XDH/189/ 015 Date, 01/31/ 2015 KU: Aadan Maxamed Diiriye Cali =Hargeysa=
OG: Xoghayha Guud ee Xisbiga WADDANI :Hargeysa OG: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI.
Hargeysa Ujeeddo: Magacaabis Xil. Markan darsay: Qod 28 ee Xisbiga WADDANI Markan Arkay: Baahida loo qabo In la buuxiyo jagada Xoghayha Beeraha Ee Xisbiga WADDANI Markan la Tashaday: Xubnaha hoggaanka Xisbiga WADDANI Markan ku Qancay: Waayo Aragnimada iyo aqoonta uu leeyahay Mudane Aadan
Waxaan Maanta oo taariikhdu tahay 31/01/2015 Hogaanka Xisbiga WADDANI go’aamiyey in Mudane Aadan Maxamed Diiriye Cali (Aadan Ruush) uu noqdo Xoghayaha Beeraha ee Xibiga WADDANI
Waxaan ilaahay ka baryeynaa in uu ku soo biirin doono xisbiga WADDANI fikrado wax ku ool ah iyo in uu ku soo kordhin doono waayo aragnimadiisa iyo khibradiisa u gaarka ah.
Alla Mahad Leh
Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured