Gudoomiye Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Maanta Xilkii Sonyo Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyay

0
Friday January 30, 2015 - 23:23:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Maanta Xilkii Sonyo Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyay

    Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidan ka sheegay mar uu maanta ka hadlaayey Xil wareejinta garab ka mid ah garabyadii ururkii Dhalinyarta Somaliland ee SONYO ee burburtay oo guddoomiyenimo u cumaamaday Cabdicasiis Xirsi Warsame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidan ka sheegay mar uu maanta ka hadlaayey Xil wareejinta garab ka mid ah garabyadii ururkii Dhalinyarta Somaliland ee SONYO ee burburtay oo guddoomiyenimo u cumaamaday Cabdicasiis Xirsi Warsame Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidan ka sheegay mar uu maanta ka hadlaayey Xil wareejinta garab ka mid ah garabyadii ururkii Dhalinyarta Somaliland ee SONYO ee burburtay oo guddoomiyenimo u cumaamaday Cabdicasiis Xirsi Warsame,waxaanu suldaanku uguntay ereyo habaar ah cidii labadda garab u kala tuurtay daladdii dayarta Somaliland ee SONYO uu ku habaaray in aan ALE wax wanaagsan tusin maadaama oo ay dhibaagtaysay cidaasi dhalinyaraddii Somaliland
Barigii Hore Dawladii Hore Ee Siyaad Bare Waxay Go,Aan Gudiyo Ku Soo Gaadhaan Inan Yar Oo Mareexaan Ah Ayuun Baa Is Hortaagi Jiray Maantana Halkan “Suldaanka Guud ee Somaliland
Hargeysa(BMC) Suldaanka Guud Ee Salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa Xukuumadda taladda haysa1044371_563925673745043_7959215511498451802_nugu hal qabtay mid ka mid ah raadadkii ugu foosha xumaa ee laga dhaxlay Maamulkii kaligii taliskii Xukunkii Siyaad Barre,kaasi oo uu sheegay in wax kasta oo umadda Aqoonyahankeeda iyo Haldoorkeedu goostay uu inan yar oo mareexaan ah, hadana aan Somaliland looga baahneyn dhaqanka Mareexaaneynta.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidan ka sheegay mar uu maanta ka hadlaayey Xil wareejinta garab ka mid ah garabyadii ururkii Dhalinyarta Somaliland ee SONYO ee burburtay oo guddoomiyenimo u cumaamaday Cabdicasiis Xirsi Warsame,waxaanu suldaanku uguntay ereyo habaar ah cidii labadda garab u kala tuurtay daladdii dayarta Somaliland ee SONYO uu ku habaaray in aan ALE wax wanaagsan tusin maadaama oo ay dhibaagtaysay cidaasi dhalinyaraddii Somaliland.
Suldaanka Guud Ee Salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo munaasibadda Xil wareejinta ka hadlaayey waxa uu yidhi “Barigii Hore Dawladii Hore Ee Siyaad Bare Waxay Go,Aan Gudiyo Ku Soo Gaadhaan Inan Yar Oo Mareexaan Ah Ayuun Baa Is Hortaagi Jiray Maantana Halkan Marexaannimo Ka Shaqyn Mayso Umad Reer Somaliland Ah Ayaa Loo Baahan Yahay Wasiirkaa Laga Cabanayo Ee Dhibtaadaa Sameeyey Golahaaga Yaanu Dib Ugu Sii Jirin Baan Odhan Lahaa Anigu Waayo Dhalinyaradu Waa Mustaqbalka Dalka Waa Dadka Aynu Tacabkoda Maanta Ku Nasan Lahay Wax Kasta Oo Dhibaateeyanay Anagu Waanu Ku Habaaraynaa Oo Waxaanu Leenahay Ilaahay Wax Wanaagsan Ba Kuma Tuso


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured