Shirkada Iibaka Tooska ah ee Tiens ayaa Shir Jaraaid oo aya Ku Qabteen Xafiiskooda ayaa Waxa ay Ka War Bixiyeen Warar in Dhawyd ay Qoraayeen Warbaahinta Qaarkeed Waxanay Soo Bandhigeen Waxqabadkooda Rasmiga ah.

0
Friday January 30, 2015 - 18:50:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Iibaka Tooska ah ee Tiens ayaa Shir Jaraaid oo aya Ku Qabteen Xafiiskooda ayaa Waxa ay Ka War Bixiyeen Warar in Dhawyd ay Qoraayeen Warbaahinta Qaarkeed Waxanay Soo Bandhigeen Waxqabadkooda Rasmiga ah.

    Hargysa (xogreebnews.com)-Shirkada iibka dawooyinka ee tiyansh oo shir jaraaid ku qabatay xafiiskooda magalada hargysa ayaa wax ay ka hadleen waxqabadkooda waxaana faa faahin ka bixinaaya cawaale faarax cilmi oo ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargysa (xogreebnews.com)-Shirkada iibka dawooyinka ee tiyansh oo shir jaraaid ku qabatay xafiiskooda magalada hargysa ayaa wax ay ka hadleen waxqabadkooda waxaana faa faahin ka bixinaaya cawaale faarax cilmi oo ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa waxa uu ka warbixinmyaa wax qabada ka shirkadooda iyo waxyaabaha ay u qabtaan bulshada kala duwan ee ku dhaqan caasimada somaliland ee hargysa waxau ku bilabay hadalkiisa”

Shirkada iibka dawooyinka ee tiyansh oo shir jaraaid ku qabatay xafiiskooda magalada hargysa ayaa wax ay ka hadleen waxqabadkooda waxaana faa faahin ka bixinaaya cawaale faarax cilmi oo ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa waxa uu ka warbixinmyaa wax qabada ka shirkadooda iyo waxyaabaha ay u qabtaan bulshada kala duwan ee ku dhaqan caasimada somaliland ee hargysa waxau ku bilabay hadalkiisa”sharkadu waxa ay ka shaqaysaa caalmaka meelo badan oo ka mid ah taaas oo samaysa shaqo abuuris oo an nooca la yaqaano iibka toosaka ee suuq gaynta ah oo ay ka heshay dhalin yaro badan oo gaadhay ilaa iyo 300 oo dhalin yaro ah kana helen komisha oo badalay noloshooda taas oo aan ognahay in ay caalamka oo dhan ka shaqayso cid kastana ogaan kartooo oo hadiilaga hadlo dhinaca diinta dawladaha muslinka ugu awoodan badni sida saudi arabiya ka sheqeeyaan shirkadao u dhaqeeya qaabkani oo kale mana aha shirkadai oo kailiya cida sidan u shaqaysaa shirkado badan ayaa qaabkani ookale u shaqeeya waxaana halkani maanta kaga cabanynaa iyada oo nala dhagaysan waayowaxqabdkayga ama nala maqli waayo wakhtiyada qaar kolba dhinc lagag imaadomarkay noqoto dhinaca diinta mar ay noqoto xaga sharciga hada ka hor sharciyo ayay na siiyeen qaar ka mid ah wasaaradaha laakiin kuwo nalaga laabto ayaa jira 8 bilood ayaa wax naloo diidanyahay waxna noloo ogoklayan midaasina waa mid aad loola yaabo dhalin yaro ahaan anagoola hadlyna bulshada rayidka ama dawlada intaba waxaan rabnaa in naloo joogsado oo nalala arko waxaan qabanyno”.

Waxa isna dhiniciisa faah faahin ka bixiyay C/raxmaan maxamed axmed ooisna ka mid ah shaqaalaha shirkaadaasi oo sheegay ina aany waxba ka jirin waxyabaha ay dadak qaar la dhexmarayaan suuqyada oo ah inaanany shirkadani waxba ku soo kordhin dayarta waxna uqaban bulshada waxaanu sheegay in aanay waxbaba ka jirin hadalaadaasi dacaayada ah ee lagu soo dhex tuuray bulshada .

c/raxmaan waxa kale oo uu sheegay ina aanay shirkadani ahayn wax imika la aas aasay oo ay tahay wax in mudo ku dhow 60 sano shaqaynaysay waxaanu shegay ina ay shirkadani iyo qababka ay u shaqaynayso uu yahay wax waafaqasan diinteena islaamaka ah iyo sharcigaba waxaanu sheegay in ay dawlada maleesiya ay gudoonsiisay shahaadooyin ayna soo saarto shirkadani daawooyin herbal ah.

Waxa kale oo uu sheegay in golaha muslimiinta ee indonuusiya ay gudoonsiiyeen shahaado ay ku gudoonsiiyeen in ay wax ay qabtaan yahay wax xalaal ah oo uu yahay waxani suuq rasmi ah oo dunida lagaga shaqeeyo, islaamkuna waafaqasanayahay diintuna waafaqasanatahay gaba gabadii waxay sheegeen masuuliyiinta shirkada tiyaanash in ay shirkadi ay tahay shirkad ushaqaysa nidaam waafaqasan diinta islaamka oo aanay ahayn shirkada wax isdaba marin iyo jaah warer ku rida bulshada .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured