Hiigsigii Iyo Himiilada Maayer Soltelco Intee Rummowday Mudaadi Kobneyd Ee Uu Xlka Hayey !Qormadi 2aad

0
Wednesday January 28, 2015 - 18:06:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hiigsigii Iyo Himiilada Maayer Soltelco Intee Rummowday Mudaadi Kobneyd Ee Uu Xlka Hayey !Qormadi 2aad

    Hargeysa(xogreebnews.com-Intiini la socotay qormadeeni hore waxaynu si guud iga sheekeynay wax-qabadka uu sammeeyey maayer soltelco mudaadi kobneyd ee uu xilka maayernimo hayey.hadaba qormadeenaan maanta waxaynu sii kooban uu eegi doonaa wax-qabadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Intiini la socotay qormadeeni hore waxaynu si guud iga sheekeynay wax-qabadka uu sammeeyey maayer soltelco mudaadi kobneyd ee uu xilka maayernimo hayey.hadaba qormadeenaan maanta waxaynu sii kooban uu eegi doonaa wax-qabadka uu maayer soltelco ka

Hargeysa(xogreebnews.com-Intiini la socotay qormadeeni hore waxaynu si guud iga sheekeynay wax-qabadka uu sammeeyey maayer soltelco mudaadi kobneyd ee uu xilka maayernimo hayey.hadaba qormadeenaan maanta waxaynu sii kooban uu eegi doonaa wax-qabadka uu maayer soltelco ka sammeeyey dhinaca wadooyinka kuwaaso uu mudaadi uu xilka hayey ka fuliyeey caasimadda wadooyin aad uu badan kuwaaso lahaana tayo baaxad-leh.

Maayer caasimada Somaliland Cabdi raxmaan Maxamuud Caydiid waxa uu wadaada wadnaha ee caasimadda ka sameeyey dib u casriyeyn taaso aan nooceeda hore lo arag qaabka ay uu sammaysay dawladda Hose ee Hargeysi, iyaado ballaaca iyo ballaadhkana laga dhigay mid ka tayo wanaagsan wadooyinka dalka oo idil. Waxa kale, oo maayerku hir-geliyeey waddo aad uu dheer oo isku xidheysaa xaafadaha daami iyo Gol-janno taaso noqotay mid ay sii weyn ugu diir-sadeen dadweynaha ku nool caasimadda Somaliland. Wadadaasina waxaa ay sahashay inay aayer isaagu gudbaan dhammaan baabuurtii raf-ka iyo rafaadka uu mari jirtay marka ay isaaga gooshayaan magaalad.

Dhanka kale,maayerka caasimaddu waxaa uu fudeydiyeey oo uu wax weyn ka taray wadadaa madaarka caasimadda daba martaa taaso hadda noqotay mid yareysaa sax-maddi iyo cidhiidhigii ay Baabuurtu kala kulmi jirtay xilliyada ay marayan wadaada masalaha ee tooska uu tagta madaarka caasimadd. Waxaa kale, oo maayer Soltelco dayac tiir aad uu ballaadhan ka sammeeyey Xabaalaha Boqol jire kaddib markii ay qaarka mid ah Xabaalasi dumme, waxaana uu maayerku ka fuliyeey biyo xidheen bad-baadi Doona Xabaalahaas.

Waxa kale, oo fulay mashaaric wax- tar ballaadhan uu leh adeegga Bulshada, kuwaaso dhinacyo kala duwan, waxana ka mid ahaa wax-yaabaha horumarka baaxadda leh ee uu Mayerku fuliyeey mudaadi uu xilka hayey. Baabur Dab deemisyo ah oo uu caasimadda usoo ibiyeey intii uu xilka hayeey kuwaaso uu tababaray dad Khibrad uu leh, taaso wax badan ka qabatay baahida ay Bulshada caasimada Ku nooli uu qabbeen.

Waxa kale oo maayer soltelco fuliyeey qawaaniin ay caasimaddu uu baahneyd kaddib markii uu gollaha deegaanka caasimadda ka dhex-sameyey hiigsi ah sidaa ay Mustaqbalka danbe caasimaddu uu eggaan doonto iyo Barnaamij ah sidaa looga Bixii karaayo dhibaatada xilliyadda ay sax-mada tahay caasimadda Somaliland, oo markii hore ahaayd mid isku milaanta isla markaasna xadiga baabuurta oo badaani uu hawada ka xidhi jiray dad weynaha, Barnaamij-yadaaso hada si weyn loga dareemay magaaladda.

Dhanka kale, waxa uu maayerkan caasimaddu noqday mid maalinba maalinta xigtaa sii kasbanaaya shacabka kala duwan eek u nool Hargeys, kaddib marki uu noqday mid aad uu fir fir coon kaalin muhiim ah-na ka qaatay dhammaan adeeg-yaddi ay uu baanheyd magaaladdu, iyaado aan lasoo kobbi kareyn wax-qabaadka baaxadda leh ee maayer caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdi raxmaan Maxamuud caydiid hadana wali fari kama qadna Himilada uu leeyahay maayerku isaago soo wadaa Barnaamijyo iyo adeegyo kala ee dhawaan la arki doono Dhamaad:

Qalinkii

Cabdi Casiis Bashiir nuur.

Tel; 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeysa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured