.."Waxaa farxad ii ah kulankii gaarka ahaa ee AAN laqaatay Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ka hor xafladdii xidhitaanka Shirkii Wadajir" Cabdi Rashid-Hasan Mataan.

0
Tuesday January 27, 2015 - 18:32:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    .."Waxaa farxad ii ah kulankii gaarka ahaa ee AAN laqaatay Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ka hor xafladdii xidhitaanka Shirkii Wadajir" Cabdi Rashid-Hasan Mataan.

    Hargeysa(xogreebnews.com-mushaarax ku xigeenka madaxweyne ku Xigeen cabdi rashid xasan matan ayaa kullan Gar ah la qaatay Ugaaska Guud ee Beelaha Gadabuursi kaddib xidhi taankii shirka wadajir sidaasna waxaa uu cabdi rashid xasan mataan ku sheegay qo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-mushaarax ku xigeenka madaxweyne ku Xigeen cabdi rashid xasan matan ayaa kullan Gar ah la qaatay Ugaaska Guud ee Beelaha Gadabuursi kaddib xidhi taankii shirka wadajir sidaasna waxaa uu cabdi rashid xasan mataan ku sheegay qoraal aad uu kooban oo uu soo dhigay barkullaanka face-book kaaso dhammaytiranna waxaa uu dhignaa sidan.

Waxaa farxad ii ah kulankii gaarka ahaa ee AAN laqaatay Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ka hor xafladdii xidhitaanka Shirkii Wadajir. Waxan hambalyaynayaa intii soo abaabushay intii isu dubaridday iyo intii kasoo qaybgadhay. Waxa ammaan leh goaamadii shirka oo ay soodhoweeyeen dhammaan ergooyin kii iyo salaaddiintii kale ee lagu casumayba kuwaasoo iyana ballan qaaday in ay dhinacooda wixii waajib kooda ah ay fulin doonaa.
Waxaan aad u xusayaa waqtiga uu la kulmay iyo in ay u suurto gashay kulan ama shir wayne noocaas ah iyo ducadii uu ku duceeyey Ugaasku. Allaa mahadleh
xogreebnews.com-office Hargeysa/somaliland

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured