Hogaanka cusub ee dalada dhalinyarada somaliland ee SONYO oo xilkii la kala wareegay iyo khdubadihii laga jeediayay munaasibadaasi

0
Tuesday January 27, 2015 - 11:06:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaanka cusub ee dalada dhalinyarada somaliland ee SONYO oo xilkii la kala wareegay iyo khdubadihii laga jeediayay munaasibadaasi

    Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

Hargeys.raasmedia Xaflad maamuusayey xilwareejinta Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

Sida Siyaasiyiin,dhaqanka.dhalinyarada,haweenka, ,Professor Saleebaan Axmed Guuleed oo ah gudoomiyaha Jaamacdda Camuud,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi,Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid, C/rashiid Xasan Mataan Iyo waliba masuuliyiin aad u tiro badan,Munaasibadan Oo Lugu Bilaabay Heeska Calakna Somaliland Ugu horayin waxa halkaa ka hadlay Mubaarig Ismaaciil Taani oo ah Gudoomiyaha Haatan mudo xileedkiisii dhamaaday “waxaa maanta sharaf weyn noo ah aniga iyo Golihii 6aad ee aan hogaaminayay inaanu xilka ku wareejino Gudoomiyaha cusub iyo Golihiisa 7aad ee uu hogaamin

Hargeysa(HWN) Xaflad maamuusayey xilwareejinta Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

Sida Siyaasiyiin,dhaqanka.dhalinyarada,haweenka, ,Professor Saleebaan Axmed Guuleed oo ah gudoomiyaha Jaamacdda Camuud,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi,Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid, C/rashiid Xasan Mataan Iyo waliba masuuliyiin aad u tiro badan,Munaasibadan Oo Lugu Bilaabay Heeska Calakna Somaliland Ugu horayin waxa halkaa ka hadlay Mubaarig Ismaaciil Taani oo ah Gudoomiyaha Haatan mudo xileedkiisii dhamaaday “waxaa maanta sharaf weyn noo ah aniga iyo Golihii 6aad ee aan hogaaminayay inaanu xilka ku wareejino Gudoomiyaha cusub iyo Golihiisa 7aad ee uu hogaamin

Hargeysa(raasmedia)- Xaflad maamuusayey xilwareejinta Gudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.

Sida Siyaasiyiin,dhaqanka.dhalinyarada,haweenka, ,Professor Saleebaan Axmed Guuleed oo ah gudoomiyaha Jaamacdda Camuud,Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi,Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid, C/rashiid Xasan Mataan Iyo waliba masuuliyiin aad u tiro badan,Munaasibadan Oo Lugu Bilaabay Heeska Calakna Somaliland Ugu horayin waxa halkaa ka hadlay Mubaarig Ismaaciil Taani oo ah Gudoomiyaha Haatan mudo xileedkiisii dhamaaday “waxaa maanta sharaf weyn noo ah aniga iyo Golihii 6aad ee aan hogaaminayay inaanu xilka ku wareejino Gudoomiyaha cusub iyo Golihiisa 7aad ee uu hogaamin

Dhanka kalana waxa uu sheegay inay ka qaybgaleen shirar caalamiya “Yurub iyo Maraykankaba waanu tagnay mana aanaan tahriibin waxaanan ka doorbidnay inaanu dalkayaga aamino Dalada Sonyo Waxa ay la meeqaamtahay daladadha dhalinyarada ee caalamka.Waxaa isaguna halkaa ka hadlay Gudoomiyaha cusub ee SONYO la wareegay Siyaaad Cumar Cali “waxaan aad ugu mahad dhamaan golaha Wasiirada Bahad Saxaafada Iyo Dhamaan Ka soo qayb galayaasha Xafladan Qiimaha Badan Aniga iyo timkayga todobaad waxaan u rajaynaynaa horu mar balaadhan dalada dhalinayarada,Dorashan markay dhacdo dhibteeda iyo xanaf ayay leedahay kolay laakiin maanta laga soo gudub waxa walba.

Maanta kolay Farxad weyn waaye Qorshayaal badana waanu hiigsanaynaa oo ay kow ka tahay in la dhiso awooda iyo aqoonta dalada in lugu dadaalo sidii loo heli lahaa bay’ad caafimaad qabta mii iyo magaalaba .

Waxaa isaguna halkaa ka hadlay Gudoomiyihii hore ee Gudigii Doorashooyinka Qaranka Cabdillaahi Jawaan waxaanu ka hadlay SNM iyo inay Somalilannd maanta halkan soo gaadhsiiyeen, Dhanka kalana Mr jawaan waxa uu sheegay inay casuumad u fidiyeen qalada ka soo horjeeda ee ka cadhooday tartankii doorashooyinkii uu ku soo baxay Gudoomiyaha xilka la wareeegay Siyaad Cali Cumar,C/laahi jawaan waxa uu xusay in dalka la wada leeyahay oo aanay cid gaara ama reer hebel gaari lahyin .

Waxaa isaguna halkaa ka hadlay wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan waxaanu bogaadiyey hogaanka cusub ee loo doortay SONYO waxaanu garabkii kalana ku dhiiri galiyey inay ku soo biiraan Golahan cusub ee la doortay oo ay hambalyeeyaan,waxaa isaguna halkaa ka hadlay Maayarka Boorama Saleebaan Xadi waxaanu sheegay inuu ka gaabsaday dhexgalka siyaasadii walaaqnayd ee SONYO waxaanu xusay inay xaalladda taagani ku qasabtay inuu maanta ka soo dhex muuqdo masxara SONYO.

Waxaa isaguna halkaa ka hadlay musharaa Jagada Madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan “Dhalinyaradu waa mustaqbalkii dalka waanan soo dhaweynaynayaa Siyaad Cumar Cali waxaan leeyahay khudbadaadu waxay u badnayd arimihii doorashadii dhacday ee taa waxba dib hawraacin ee horey u soco ayaan ku leeyahay” ayuu yidhi Mr Mataan waxaanu soo jeediyey markale inay san siyaasadda dadku ka wada talin ee looga dambeeyo dadka gaarka u ah,waxaa isaguna halkaa ka hadlay wasiir u xigeenka wasaaradda qorshaynta Xasan Daahir Dhimbiil waxaanu ka sheekeeyey Doorashooyinkii hore ee ka dhacay Somaliland.

Mr Dhimbiil waxa uu xusay shirkii ay lahaayeen beelaha Gudabiirsi ee ka socda meesha la yidhaado GOB waxaanu sheegay inuu shirkaasi si fiican u socdo taasoo ay aasaas uga dhigeen qodobo ay kamid ahaayeen nabadgaliyada isla markaana ka soo horjeedaan xaalufinta dhulka lagu hayo.

Waxaa isaguna intaa kadib halkaa ka hadlay wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac “waxaan hambalyeynayaa Dalladda Sonyo iyo Hogaankooda cusub qoladii laga badiyey ee maqana waxaan leeyahay ku soo laabta Daladda Oo daladu waa daladiinii kaalay cidini idimka xigto ayaanu leenahay .

Waxaa isaguna halkaa ka hadlay wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale “Guriga weyn ee maanta SONYO u dhisan iyo Magacaa u soo kordhay ee wayni yaanai keenin khilaaf ee waa inay keentaa hormar iyo isku duubni dheeraad ah ka xukuumad ahaana diyaar baanu u nahay inaanu waxbadan Siyaad iyo Golohiisa la qabandoono khilaafku dee mararka qaarkood wuu iska imanayaa oo aniga iyo walaaalkay Muuse Biixi Cabdi waa nalagu qos-qoslaa saw maaha? Hadana waanu is jecelahay oo waanu iska heshiinaa markaa walaaladayda cadhoodayna waxaan leeyahay Kaalaya .

Dhankiisa waxa ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxaanu ka hadlay muhiimadda dhalinyaradu leedahay waxaanu xusay inay yihiin hormuudka dalka balse ay ka dhalatay Guushii SNM Mr Biixi waxa uu xusay inay dhaliyaradu yihii kuwa ugu badan ee bulshadu leedahay sidaa darteed waa in iyaga laga fikiraa “anagu xisbi ahaan waxaanu aamisan sanahay inay xisbiyadu curiyaan waxyaabo hormarka dalka sare u qaadayo anaguna hadii aanu Kulmiye nahay waxaanu nusqaan iyo din u dhacba u aragno inay xisbiyadu iska ilaaliyaan erayada qaarkood.

Waxaanu tusaale u soo qaatay warbaahinta qoraal ku soo baxay oo Xisbiga Waddani ku qoray eraya aan haboonayn “maalin kastaba inaan Sodohdii cayno oo aynu sodogii cayno maaha af wanaagsan sida ay xisbiyada qaarkood hadda ku hadlaan amaaha mid horey inoo marinaysa aniguna naftayda iyo Kulmiye-ba waan ka waaninayaa kuwa kalana waan ka waaninayaa cayda iyo aflagaadada.

Gabagabadii munaasibadaasi waxaa ka hadlay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Cali Siciid Raygal waxaanu “maanta waxaan u hambalyeynayaa dhalinyaradii tartantay waayo labaduba way guulseysteen oo midwaliba dee waa SONYO” ayuu yidhi Mr Raygal waxaanu xusay hadii aanay xukuumadu garab galin inaanay halkaa soo gaadheen “Guriga SONYO ee aad aragteeni waa halkii hore ee ay lahayd wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada waxaanu si gaara dhalinyarada Somaliland ugu waaniyey inay ka fogaadaan qabyaaladad iyo reernimada waxaan idinku waaninayaa inaad ka fogaataan qabyaaladda..




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured