Madaxweyne Erdogan Oo Xariga Ka Jaray Isbitaalka Digfeer Oo Loogu Magac Daray Recep Tayyip Erdogan Hospital + SAWIRO

0
Sunday January 25, 2015 - 18:49:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Erdogan Oo Xariga Ka Jaray Isbitaalka Digfeer Oo Loogu Magac Daray Recep Tayyip Erdogan Hospital + SAWIRO

    Muqdisho(xogreebnews.com-Recep Tayyip Erdogan, Madaxweynaha Wadanka Turkiga, ayaa wuxuu markale uu xariga ka jaray Isbitaalka Digdeer, xilli uu saakay xariga ka jaray Terminalka cusub ee Turkiga uu ka dhisay Garoonka Aadan Cadde.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Recep Tayyip Erdogan, Madaxweynaha Wadanka Turkiga, ayaa wuxuu markale uu xariga ka jaray Isbitaalka Digdeer, xilli uu saakay xariga ka jaray Terminalka cusub ee Turkiga uu ka dhisay Garoonka Aadan Cadde.

Muqdisho(xogreebnews.com-Recep Tayyip Erdogan, Madaxweynaha Wadanka Turkiga, ayaa wuxuu markale uu xariga ka jaray Isbitaalka Digdeer, xilli uu saakay xariga ka jaray Terminalka cusub ee Turkiga uu ka dhisay Garoonka Aadan Cadde.

Isbitaalka Digfeer, ayaa waxaa loogu magac daray Recep Tayyip Erdogan Hospital, waxayna tani ka dambeysay markii Dowladda Somaliya, ay soo jeedisay in loogu madac daro Hogaamiyaha Turkiga.


2015125635577678085165322erdo-digfeer3

Madaxweynaha Turkiga, ayaa kormeeray qaybaha uu ka kooban yahay Isbitaalkaan, oo dayactir iyo qalabayn ballaaran ay ku sameysay Dowladdiisa.

2015125635577678219315063erdo-digfeer
Madaxweynaha oo ka hadlaayay munaasabaddii uu xariga kaga jaray Isbitaalka Recep Tayyib Erdogan, ayaa wuxuu ku sheegay mid meesha ka saari doono baahidii caafimaadeed ee dibadda, ay u qabtay bulshada Somaliyeed.

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo isna ka barbar hadlaayay Madaxweynaha Turkiga, ayaa wuxuu kaga mahadceliyay juhdiga uu ku bixinaayo, dib u soo kabsashada Somaliya.
2015125635577678321216622erdo-digfeerr

Isbitaalkii Digfeer oo ku yaala Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho, ayaa qaabka loo dhisay waxa uu soo jiitay indhaha bulshada Somaliyeed.
Digfeer











Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured