Maxkamad Ku Taala Mareykanka Oo 4 Sano Oo Xabsi Ah Ku Xukuntay, Gabar Dhawaan Qaadatay Diinta Islaamka.

0
Saturday January 24, 2015 - 18:39:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Ku Taala Mareykanka Oo 4 Sano Oo Xabsi Ah Ku Xukuntay, Gabar Dhawaan Qaadatay Diinta Islaamka.

    Burco(xogreebnews.com_Dhwaaan ayay ahayd markii madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilaanyo safar loo bixiyay buuraha iyo banaanka ku soo maray qaar ka mida gobolada dalka somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com_Dhwaaan ayay ahayd markii madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilaanyo safar loo bixiyay buuraha iyo banaanka ku soo maray qaar ka mida gobolada dalka somaliland.
Burco(xogreebnews.com_Dhwaaan ayay ahayd markii madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilaanyo safar loo bixiyay buuraha iyo banaanka ku soo maray qaar ka mida gobolada dalka somaliland.
Safarka madaxwaynaha ayaa waxaa uu ahaa mid ku fashilmay wax ka qabadka baahiyaha gobolka togdheer oo aanu waxba ka qaban cabashada qurba jooga ee soo noqnoqta ee ku aadan madaarka magaalada burco oo hada xidhan mudo 24 sano sii cagocagaynaysa.
Qurbajooga reer somaliland gaar ahaan kuwa gobolka togdheer iyo bariga somaliland ka soo jeeda ayaa cabashadan madaar la'aanta ee magaalada burco u gudbiyay dawlada somaliland iyo wasiirkiisa duulita iyo hawada ee maxamud xaashi waxaana laga furaystay dhagaha ilaa hadana ma jirto wax jawaab ah oo ay ka heleen dawlada somaliland ee uu gadh wadeenka ka yahay madaxwayne axmed siilaanyo.
Hadaba qurbajooga reer togdheer ee ku nool wadamada maraykanka ,europ, canada , austaralia iyo carabta ayaa 7 qodob ka soo saaray madaarka burco ee fadhiit noqda.
Waxayna u dhignyihiin qodobadu sidan soo socota.

(1)- Inay kilsoonida kala noqon doonaan xisbiga kulmiye iyo xukumada axmed siilaanyo hadaan si degdeg ah wax looga qaban madaarka burco ee qafilan 24 sano.

(2)- Anagoo ah qurbajoogta ugu badan somaliland ee ku sugan wadamada sare ku xusasan ,in aananu ka soo degidoonin madaarada uu xukumo wasiirka aan dhicin ee duulista maxamuud xaashi.
(3)- In aanu madaarada u dhaw gobolka togdheer ee puntland boosaaso iyo garoowe ka soo degidoono gabi ahaanba joojin doono kuwa ku yaala somaliland ee hargeysa iyo berbera oo dhibaato wayn nagu haya oo anau 14 sano cashuurta laba jibaaran ku bixinaynay islahayna mar uun baa madaarka burco laydiin furi doona laakiin hada noqday hal bacaad lagu lisay.
(4)- Qurbajooga reer somaliland ee u dhashay gobolka togdheer inay joojiyaan cashuur danbe oo ay ku bixiyaan madaarada dalka iyo dhaqaalaha ay xisbiga kulmiye ee ku fashilmay madaarka burco dib u furidiisa ee uu balan qaaday olalaihii doorashada ee hore 2010 iyo tii ka danbaysay ee gidaarka qabyadaa laga taagay meesha cidladaa.
(5)- Hadaanu nahay dadwaynaha reer togdheer waxaa uu codkayaga danbe iyo dhaqaalahayaguba ku xidhanyahay in aanu siin doono codkayaga cidkasta oo balan qaadaysa inay dhisayso madaarkaburco.eealbaabadu u xidhanyihiin 24 sanadood oo gaw ah.

(6)- Baaqan iyo go'aankan ka soo baxay qurbajooga reer togdheer in aan la dhayalsan ee s
–‹i degdeg ah wax looga qabto cabashada madaarka gobolka togdheer lana tixgaliyo cidkasta uu khuseeyo gaar ahaan xukumada balan qaaday 10 sano ka hor inay wax ka qaban doonto madaarka burco yadoon doorashaba helin.
(7)- Waxaanu ugu baqaynaa hadaanu nahay qurbajooga gobolka togdheer inay si degdeg ah isu casilaan gudigii magac u yaalaka ahaa ee madaarka burco ee hoostaga wasiirka duulista kana qaata mushaharka ,waxna aan ka qaban madaarka burco ee qafilku ku jabsanyahay 24 sano kunafashilmay , dadka reer togdheer guda iyo dibadna lacagta ka uruursada una leexiya jeebka wasiirka duulista oo lunsaday hantidii madaarka burco iyo qaar kale oo badan.


Allaa mahad leh,
Afhayeenka jaaliyadaha qurbajooga gobolka togdheer.
Cabdilaahi Miskiin
USA EU AEU


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured