“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo booqday Gobolka Sool isla markaana lagu soo dhaweeyey Hilow iyo Hamuun Dawladnimo”Wasiir Xirsi

0
Thursday January 22, 2015 - 09:07:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo booqday Gobolka Sool isla markaana lagu soo dhaweeyey Hilow iyo Hamuun Dawladnimo”Wasiir Xirsi

    “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo booqday Gobolka Sool isla markaana lagu soo dhaweeyey Hilow iyo Hamuun Dawladnimo”Wasiir Xirsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo booqday Gobolka Sool isla markaana lagu soo dhaweeyey Hilow iyo Hamuun Dawladnimo”Wasiir Xirsi

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo booqday Gobolka Sool isla markaana lagu soo dhaweeyey Hilow iyo Hamuun Dawladnimo”Wasiir Xirsi

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo maalmihii u dambeeyey ku jiray socdaal dhanka dhulka ah oo ujeedadiisu ahayd dardar gelinta shaqada dawladnimo ee ka socoto gobolada iyo degmooyinka dalka iyo sidoo kale qiimaynta heerka dhaqan dhaqaale ee bulshada uu Madaxweynaha u yahay ayaa maanta gaadhay Caasimada gobolka Sool ee Laasacanood.



Hadaba, markii waftigii uu Hogaaminayey Madaxweynahu aanu gaadhay xarunta gobolka Sool ayey dad weynahu nagaga horyimadeen meel in badan kasoo durugsan magaalada si ay u muujiyaan heerka hilowga ay u qabaan soo dhawaynta madaxdooda.

Waxay indhahaagu qabanayeen dadweyne isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada oo si farxad leh u soo buuxsamay waddooyinka laga galo magaalada iyagoo ku dhawaaqaya hal ku dhegyo ay ku soo dhawaynayaan Masuuliyiinta tirade badan ee soo booqday.

Hadaba, Intii Madaxweynaha qaranku ku jiray safarka ayuu u dhagax dhigay goobo wax badan ka tari doona baahiyaha aasaasiga ah ee Bulshadu leedahay.

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa booqasho dardar gelin iyo dhiirigelin ah uugu tagey ciidanka ku sugan xuduuda dalka ee GAMBADHA halkaas oo uu salaana kaga qaatay warbixina kaga dhagaystay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured