madaxweyne siilaanyo oo saaka Hiirtii gallay magaaladda laas-caanood Halkaaso uu muddo kooban Joogay waxaa kale oo uu Gaadhay Gambadha isaaggo qadaadiina kusoo laabtay Caynaabo>

0
Wednesday January 21, 2015 - 18:31:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweyne siilaanyo oo saaka Hiirtii gallay magaaladda laas-caanood Halkaaso uu muddo kooban Joogay waxaa kale oo uu Gaadhay Gambadha isaaggo qadaadiina kusoo laabtay Caynaabo>

    Hargeysa(xogreebnews.com_ madaxweynaha somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ka kalahay magaalada Burco isaag barqaadi galay magaalada laso-caanood kalkaaso ay kusoo dhoweeyey odayaal tiridoodu aady uu yar tahay kuwaaso uu kulaan kul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_ madaxweynaha somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ka kalahay magaalada Burco isaag barqaadi galay magaalada laso-caanood kalkaaso ay kusoo dhoweeyey odayaal tiridoodu aady uu yar tahay kuwaaso uu kulaan kula qaatay Hutel xamdi ee Magaaladaas.

madaxweynaha ayaa la sheegay inay xubno odayaal ahii oo aad uu koobani si weyn ula doodeen halkaas garnaqsi kaddib madaxweynuhu uu kici timmay deegaanka gambaadha oo ay ku sugaan yihiin ciidamada qaranka somaliland, waxaana sallaan kaddib usoo laabtay dhinaca magaalada las-caanood isaaga markii danbe ka leex-day kaddib markii uu helay inay jiraan xubno somaliland diid ahii inay qorsheynayaan inay ku mu"daharaadan.
waxaa wararku sheegayaan inuu madaxweynuhu hareer kasoo maray magaalada las-ka isaago usoo dhaafay Degmada caynaba . halkaaso qado laagu sammeeyey madaxweynaha iyo waftigiisaba
la soco wixii kasoo kordha Goor Dhow.
xogreebnews.com- Office Hargeysa/somaliland

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured