Somaliland iyo Hay’adda WFP oo Heshiish gaadhay+Saddex sanno kaddib heshiiskani wuxuu dariiqa u xaadhayaa inay labada dhinac bilaabaan mashaariic lagu kabto...

0
Wednesday January 21, 2015 - 16:57:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland iyo Hay’adda WFP oo Heshiish gaadhay+Saddex sanno kaddib heshiiskani wuxuu dariiqa u xaadhayaa inay labada dhinac bilaabaan mashaariic lagu kabto...

    Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee Magaceeda loo soo gaabiyo WFP, ayaa markii ugu horaysay kala saxeexday Heshiis wada-shaqayneed oo qeexaya qaabka ay Hay’addaas u bixinayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee Magaceeda loo soo gaabiyo WFP, ayaa markii ugu horaysay kala saxeexday Heshiis wada-shaqayneed oo qeexaya qaabka ay Hay’addaas u bixinayso Mashaariicda dhanka Cuntada ee ka fuliso Somaliland Munaasibada ay Heshiiskan ku kala
Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee Magaceeda loo sooDownload wfs.PNG (320.7 KB)gaabiyo WFP, ayaa markii ugu horaysay kala saxeexday Heshiis wada-shaqayneed oo qeexaya qaabka ay Hay’addaas u bixinayso Mashaariicda dhanka Cuntada ee ka fuliso Somaliland Munaasibada ay Heshiiskan ku kala saxeexdeen labada dhinac oo dhacday xafiiska Hay’addaha Xidhiidhka Mucaawimooyinka WFP ee Dawladda, ayaa dhanka kalena waxa ay Hay’addu ku wareejisay Gaadiid ay ugu talo-gashay Xafiiska Dawladda u qaabilsan Xidhiidhinta Raashinka ee FCA, ka kooban laba gaadhi oo cusub.Xafladan oo ay ka qayb-galeen Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Qorsheynta Qaranka iyo Beeraha, ayaa waxa ugu horayn hadal ka jeediyay Maareeyaha Xafiiska FCA, Yuusuf Cismaan Garas, waxaanu ka waramayDownload wfs2.PNG (297.4 KB)Download wfs3.PNG (314.0 KB)Download wfs5.PNG (246.8 KB)Download wfs4.PNG (236.1 KB)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured