Dagaal Saaka mar kale ka soconaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan

0
Wednesday January 21, 2015 - 16:46:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Saaka mar kale ka soconaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan

    Muqdisho(xogreebnews.com_Wararka ka imaanaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa Saaka waxaa ka qarxay Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood oo wada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Wararka ka imaanaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa Saaka waxaa ka qarxay Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood oo wada
Muqdisho(xogreebnews.com_Wararka ka imaanaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa Saaka waxaa ka qarxay Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood oo wada Dega Gobolka Hiiraan. Dagaalka Saaka dib uga bilowday Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa geeystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ah oo soo kala gaaray Maleeshiyaadkii Dagaalamay,inkastoo aan la sheegin Khasaaraha dhabtaa. Dagaalka ayaa daba jooga Dagaal Shalay ka dhacay Degaanada hoostaga Deefoow,iyadoona ay ku Geeriyoodeen in kabadan 20 Ruux oo u badan Maleeshiyadkii Dagaalamay.
Wali ma jirto Cid kale Dhexgashay Dhinacyada ku dagaalamaya Degaanada hoosyimaada Gobolka Hiiraan ee u dhexeeya Beelaha wada dega Gobolka Hiiraan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured