"Waxaanu Canbaaraynaynaa Waftiga Uu Hogaaminayo Madax-weyne ku xigeen Maamulka Putland Oo ku soo dhowaaday Magaaladda Qoru-lugud ,waxanaan leenahay Aarintaasi Waa Daan —Daansi Siyaasadeed Oo Uu Waddo Maamulka Putland,Waxnaan Xasuusinaynaa inay Goobahaasi yihiin Dhul ka Tirsan Soomaliland ". Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer

0
Tuesday January 20, 2015 - 18:41:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaanu Canbaaraynaynaa Waftiga Uu Hogaaminayo Madax-weyne ku xigeen Maamulka Putland Oo ku soo dhowaaday Magaaladda Qoru-lugud ,waxanaan leenahay Aarintaasi Waa Daan —Daansi Siyaasadeed Oo Uu Waddo Maamulka Putland,Waxnaan Xasuusinaynaa inay Goobahaasi yihiin Dhul ka Tirsan Soomaliland ". Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer

    Hargeysa(xogreebnews.com_Xaqiiqaddii Jawaabta dhabtaa sidaa maah waana Erayo lagu Dejinaayo Quluubta Shacabka ,lkn jawaabta Dhabtaa waxa weeye ‘’Kanbayn Aan Xiligiisii Joogin,,iyo Ka Maquurasho Ku wareerka Hanaankii Dawladnimo Oo ay Ku Fa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Xaqiiqaddii Jawaabta dhabtaa sidaa maah waana Erayo lagu Dejinaayo Quluubta Shacabka ,lkn jawaabta Dhabtaa waxa weeye ‘’Kanbayn Aan Xiligiisii Joogin,,iyo Ka Maquurasho Ku wareerka Hanaankii Dawladnimo Oo ay Ku Fashilmeen ,iyo Indho sarcaad ay bulshadda ku Maddo daalinayaan Safarkan.

JAMHUURIYADDA SOMALILA REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo DaryeelkaUCID

حزب العداله والرأفة

Justice and Welfare Party

Date:20/1/15

Day:Isniin.

War-Saxaafadeed Ujeddo:Socdaalka Madaxweynahu Waa Ollale Aan wakhtigiisi joogin .

Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer Ahna Xoghayaha-War-FaafintaMukhtaar Mahamed Jama X Diiriye(M Nadaara)

Waxaay Bulshadda Soomaliland Wadda Ogsoontahay Socdaalka Uu Madaxweynuhu Ku maraayaay Goboladda soomaliland ,Haddana Uu Ku Suganyahay Deegaano hoos yimaadda G.Togdheer,oo uu joogay Habeen u danbeeyaay,Runtii waxaa iswaydiin mudan muxuu daaranyahay Safarkan madaxweynuhu oo ay xukuumadiisu ku macnaysay in madaxweynuhu ukuur gallo xaaladda Dalka.

Xaqiiqaddii Jawaabta dhabtaa sidaa maah waana Erayo lagu Dejinaayo Quluubta Shacabka ,lkn jawaabta Dhabtaa waxa weeye ‘’Kanbayn Aan Xiligiisii Joogin,,iyo Ka Maquurasho Ku wareerka Hanaankii Dawladnimo Oo ay Ku Fashilmeen ,iyo Indho sarcaad ay bulshadda ku Maddo daalinayaan Safarkan.

Sidaa Darteed Safarkan Uu Hadda Madaxweynuhu Ku Joogo G.Togdheer Waxaanu UAragnaa Wax-tarkii,Awoodii,Kaalintii Madaxweyne Siilayo iyo Wasiiradiisu Inay Dhaafi wayday Inay Kuwareeren Hab-Maamulkii ,Hanaankii ,Hiigsigii iyo Himiladii Dalka inay Ka Soo bixi kariwaayeen Oo ay Kagga Mashquuleen Dalxiis.

Su,aal iswaydiin Mudan Haddii ay Ukuur-gelayaan Xalaadda Dalka Maxay Ugga Hadliwaayeen Xad gudubka ay Xuduudeena ku Soo Samaynayaan Waftiga Uu Hogaaminayo Madax-weyne ku xigeen Maamulka Putland Oo ku soo dhowaaday Magaaladda Qoru-lugud oo ay u dhawyihiin Weftiga Madaxweyne Siilaanyo.

Canbaarayn:Waxaanu Canbaaraynaynaa Waftiga Uu Hogaaminayo Madax-weyne ku xigeen Maamulka Putland Oo ku soo dhowaaday Magaaladda Qoru-lugud ,waxanaan leenahay Aarintaasi Waa Daan —Daansi Siyaasadeed Oo Uu Waddo Maamulka Putland,Waxnaan Xasuusinaynaa inay Goobahaasi yihiin Dhul ka Tirsan Soomaliland.

Guntii-Gebo Gebaddii: Waxaan Shacabka Reer Soomaliland iyo Reer Togdheerba ka Codsanayaa inay ilaashadaan,Xuduudahooda,iyo Nabad Gelyadooda.

Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer Ahna Xoghayaha-War-Faafinta Mukhtaar Mahamed Jama X Diiriye (M.Nadaara)

Alla —Mahadle.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured