Ambabaxii Ugu Dambeeyay Ee Shirwaynaha “WADAJIR” Ee Gadabuursi Oo maantaSi Weyn Magaalada Boorama Uga Socota Iyo Ergooyin Ku Soo Qulqulaya Magaalada

0
Tuesday January 20, 2015 - 18:36:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ambabaxii Ugu Dambeeyay Ee Shirwaynaha “WADAJIR” Ee Gadabuursi Oo maantaSi Weyn Magaalada Boorama Uga Socota Iyo Ergooyin Ku Soo Qulqulaya Magaalada

    Boorama (xogreebnews.com_Qabanqaabada ambabaxa shirweynaha Beelaha Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Degaanka Gob ayaa saaka si xawli ah uga socota xarunta Gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama (xogreebnews.com_Qabanqaabada ambabaxa shirweynaha Beelaha Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Degaanka Gob ayaa saaka si xawli ah uga socota xarunta Gobolka
Boorama (xogreebnews.com_Qabanqaabada ambabaxa shirweynaha Beelaha Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Degaanka Gob ayaa saaka si xawli ah uga socota xarunta Gobolka Awdal ee Boorama waxaana goobta laga ambabaxaya ee xarunta hogaanka dhaqanka Beelaha Gadabuursi ay ku leeyihiin magaalada laga dareemayaa shaqo xoogan oo ka socota.
Mar aan saaka aroortii hore la hadalnay hogaanka dhaqanka Beelaha Gadabuursi Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal ayaa noo xaqiijiyay in waxwalba diyaar yihiin ergadii ka qaybgalaysay shirkunta intii ugu danbaysay ay filayaan in ay maanta soo gaadho Gobolka,sidoo kale waxa uu sheegay in Ay Galabta waftiga ay hogaaminayaan Madaxda dhaqanka ka ambabixi doonaan magaalada una ambabixi doonaan degaanka gob oo uu shirku ka dhacayo kaas oo maalinimada Barri ah si toos ah uga furmayo halkaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured